Nugal Primary and Secondary School Garowe

Nugal Primary and Secondary School Garowe page kan Waxaa ka heli Kartaa wixii Macluumaad ah ee ku Saabsan Dugsiga Hoose/Dhexe iyo Sare ee Nugal Garoowe Puntland

05/09/2026


Jaamacad University of Northeastern Somalia ayaa siisay Ardaydii sanadkan dhamaysay fasalka 12aad ee dugsiga sare 2025/2026 deeqo waxbarsho oo oo ah , deeqdaasi oo ah deeq furan oo ay utartamidoonaan dhamaan ardayda Nugal Primary and Secondary School Garowe. Maamule kuxigeenka dugsiga Mustaphe Abdi Barkhad Fashleeye ayaa ka gudoomay gudoomiya ha jaamacada faraceeda garowe .

05/09/2026

05/09/2026

Hadal jeedintii oo ah ardayad dhigta fasalka ee dugsiga sare Nugal Primary and Secondary School Garowe .

04/09/2026

Yunis Yare Physics
Ustaadka maadadii uu dhigayay kasoo muuqatay imtixaankii Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland ee sanad dugsiyeedkii 2025/2026 Kaalinta ee dhamaan dugsiyada puntland.

04/09/2026


Ustaadka maadadii uu dhigayay kasoo muuqatay imtixaankii Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland ee sanad dugsiyeedkii 2025/2026 Kaalinta ee dhamaan dugsiyada puntland.

04/09/2026

Ustaaad
Ustaadka kaalinta maadadii uu dhigayay kasoo muuqatay Imtixaankii shahaadiga ahaa ee Imtixaankii Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland 2025/2026

04/09/2026

Ustaad abwaanka iskuulka oo Maadadiisu kasoo muuqatay kaalinta ee dhamaan kaalmaha ugu sareeya Imtixaanadkii Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland 2025/2026 ee dugsiga sare

04/09/2026

Ustaadka dhiga maadada business ka Abdirahman Ali Hassan Ducaysane oo kaalinta ka soo muuqatay madadiisu dhamaan iskuuladda puntland imtixaankii Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland 2025/2026

04/09/2026

Ustaadka dhiga Maadada Mustaphe Abdi Barkhad Fashleeye oo ahaa maadadii kaalinta ka gashay dhamaan iskuuladda Puntland.

04/09/2026

G.p And Geography
Ustaad
Ustaadka kaliya ee dhamaan iskuuladda puntland ahaa macalinka 2badiisa maaado ay kasoo wadda muuqdeen .
Ustaad AbaalkaGa .

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nugal Primary and Secondary School Garowe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Nugal Primary and Secondary School Garowe:

Shortcuts

Share

Category