18/07/2026
Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis
waxaa si farxad leh waalidiinta iyo bulshada ku nool Magaalada Garowe ugu bishaaraynaynaa in ay bilaabatay diwaan gelinta ardayda cusub Sanad dugsiyeedka 2026-2027.
Iskuulku waxa uu qaadanaya arday cusub oo kala ah
1. Xadaanada
2. Dugsi H/Dhexe ( 1aad ilaa 7aad).
Iskuulku waxa uu ku yaal
Magaalada Garwoe - Xaafada Waabari
Waddada luga-baxsi
⏰ Saacadaha diiwaangelinta:
🕗 8:00 – 12:00 subaxnimo
Nagala soo xiriir : 0907314494/0907741886