Xarunta Waxbarashada ee Al Amal - مجمع الأمل الخيري التعليمي

  • Home
  • Somalia
  • Garowe
  • Xarunta Waxbarashada ee Al Amal - مجمع الأمل الخيري التعليمي

Xarunta Waxbarashada ee Al Amal - مجمع الأمل الخيري التعليمي مجمع الامل الخيري التعليمي في مدينة جرووى اقليم بونتلاند

BACK TO SCHOOL Xarunta Waxbarashada ee Al Amal - مجمع الأمل الخيري التعليمي
02/08/2026

BACK TO SCHOOL
Xarunta Waxbarashada ee Al Amal - مجمع الأمل الخيري التعليمي

Xarunta Waxbarashada ee Al Amal - مجمع الأمل الخيري التعليمي BACK TO SCHOOL
02/08/2026

Xarunta Waxbarashada ee Al Amal - مجمع الأمل الخيري التعليمي
BACK TO SCHOOL

02/08/2026

BACK TO SCHOOL
maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 2 -August-2026
Waxaa dib inoogu bilawday sanad dugsiyeedka 2026-2027
Waxaan u rajaynaynaa ardadeena iyo dhamaan ardayda soomaliyeed guul sanad wanaagsan iyo aqoon anfacda
Xarunta Waxbarashada ee Al Amal - مجمع الأمل الخيري التعليمي
لجنة أفريقيا للإغاثة ARC
Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland
Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka & Dhaqancelinta Puntland

OgaysiisXarunta Waxbarashada ee Al Amal - مجمع الأمل الخيري التعليمي Al amal educational complex waxay ogaysiinaysaa in ...
21/07/2026

Ogaysiis
Xarunta Waxbarashada ee Al Amal - مجمع الأمل الخيري التعليمي
Al amal educational complex waxay ogaysiinaysaa in la bilaabay qorista ardayda cusub sanad dugsiyeedka 2026-2027 fadlan wixii faahfaahin ah kala xiriir lambarada
0906796853 ama 5635050
Mahdsanidiin
Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland
Puntland State TV
Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka & Dhaqancelinta Puntland

13/05/2026

Xarunta Waxbarashada ee Al Amal - مجمع الأمل الخيري التعليمي

29/04/2026

يُعد هذا الفيديو التعليمي نشاطًا مميزًا قام به طالب من الصف الثاني، حيث قدّم من خلاله شرحًا مبسطًا لكيفية الوضوء بأسلوب يناسب عمره وعمر زملائه. ويهدف هذا العمل إلى تعليم الخطوات الصحيحة للوضوء، وتعزيز القيم الدينية لدى الطلاب بطريقة عملية وممتعة .
ومن أبرز مميزات الفيديو أنه اعتمد على الشرح العملي، واستخدم لغة مناسبة للأطفال، مما يجعله وسيلة تعليمية فعالة. كما يعكس هذا النشاط دور المدرسة في تشجيع الطلاب على التعلم من خلال التطبيق والمشاركة
Muuqaalkan waxbarasho waa mid muhiim ah oo uu soo diyaariyey arday dhigta fasalka labaad, kaas oo si fudud oo cad u sharaxaya sida loo weyseysto.
29-4-2026
Xarunta Waxbarashada ee Al Amal - مجمع الأمل الخيري التعليمي

28/04/2026
28/04/2026

Ardayda fasalka 7aad ayaa geed ku beeray barxadda dugsiga iyaga oo uu hagayo macallinkoodu . Waxay ka barteen habka beerista iyo wada shaqaynta, taasoo kor u qaadday wacyigooda deegaanka.
قام طلاب الصف السابع بغرس شجرة في فناء المدرسة بإشراف معلمهم، حيث تعلّموا أساسيات الزراعة والعمل الجماعي. وقد عزّز هذا النشاط وعيهم البيئي وروح التعاون لديهم.

Ogaysiis"SHAQO BANAANWaxaa la ogaysiinaya bahda waxbarashada in xarunta waxbarasha al amal ay ka banaantahay shoqo macal...
26/03/2026

Ogaysiis"
SHAQO BANAAN
Waxaa la ogaysiinaya bahda waxbarashada in xarunta waxbarasha al amal ay ka banaantahay shoqo macalinimo ARABIC & TARABIYO
KU DIR CVGA [email protected]
Ugu dambeyn 28 /3/2026

تعلن مؤسسة(مجمع الأمل التعليمي) عن توفر شاغر وظيفي : (معلم اللغة العربيه و التربية الإسلامية)
للتقديم:
يرجى إرسال السيرة الذاتية إلى: ( [email protected] )
آخر موعد للتقديم: ( 28 /3/2026)

Ogaysiis"SHAQO BANAANWaxaa la ogaysiinaya bahda waxbarashada in xarunta waxbarasha al amal ay ka banaantahay shoqo macal...
26/03/2026

Ogaysiis"
SHAQO BANAAN
Waxaa la ogaysiinaya bahda waxbarashada in xarunta waxbarasha al amal ay ka banaantahay shoqo macalinimo ( MATHS&SCIENCE )
KU DIR CVGA [email protected]
Ugu dambeyn 28 /3/2026

تعلن مؤسسة(مجمع الأمل التعليمي) عن توفر شاغر وظيفي : (معلم الرياضيات والعلوم)
للتقديم:
يرجى إرسال السيرة الذاتية إلى: ( [email protected] )
آخر موعد للتقديم: ( 28 /3/2026)

Address

9CPQ+PQ5
Garowe
GAROWE

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xarunta Waxbarashada ee Al Amal - مجمع الأمل الخيري التعليمي posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Xarunta Waxbarashada ee Al Amal - مجمع الأمل الخيري التعليمي:

Shortcuts

Share

Category