Guddoonka Waxbarashada Gobolka Nugaal

Guddoonka Waxbarashada Gobolka Nugaal Xafiiska Guddoonka Waxbarashada Gobolka Nugaal.

OGEYSIIS: BAAHIN FURSADO SHAQO.Dugsiga: Dugsiga Hoose Dhexe Sare Xaaji Khayr ee Degmada Dangoroyo Waxa lagu wargelinayaa...
04/08/2026

OGEYSIIS: BAAHIN FURSADO SHAQO.

Dugsiga: Dugsiga Hoose Dhexe Sare Xaaji Khayr ee Degmada Dangoroyo

Waxa lagu wargelinayaa dhammaan barayaasha danaynaya inay ku shaqaystaan xirfaddooda barenimo in Dugsiga Xaaji Khayr ay ka bannaan yihiin fursado shaqo oo kala duwan.

OGEYSIIS: BAAHIN FURSADO SHAQO.Dugsiga: Dalsan Primary & Secondary School ee Deegaanka Dalsan ee Degmada Dangoroyo Waxa ...
27/07/2026

OGEYSIIS: BAAHIN FURSADO SHAQO.

Dugsiga: Dalsan Primary & Secondary School ee Deegaanka Dalsan ee Degmada Dangoroyo

Waxa lagu wargelinayaa dhammaan barayaasha danaynaya inay ku shaqaystaan xirfaddooda barenimo in Dugsiga Dalsan ay ka bannaan yihiin fursado shaqo.

OGEYSIIS: BAAHIN FURSADO SHAQO.Dugsiga: Godobjiraan Secondary School.Waxa lagu wargelinayaa dhammaan barayaasha danaynay...
27/07/2026

OGEYSIIS: BAAHIN FURSADO SHAQO.

Dugsiga: Godobjiraan Secondary School.

Waxa lagu wargelinayaa dhammaan barayaasha danaynaya inay ku shaqaystaan xirfaddooda barenimo in Dugsiga Sare ee Godobjiraab ay ka bannaan yihiin fursado shaqo.

Guddoonka Waxbarashada Gobolka Nugaal  wuxuu ugu hambalyeynayaa guud ahaan dugsiyada kaalimaha Sare ka soo muuqday ee ku...
23/07/2026

Guddoonka Waxbarashada Gobolka Nugaal wuxuu ugu hambalyeynayaa guud ahaan dugsiyada kaalimaha Sare ka soo muuqday ee ku yaal Puntland gaar ahaan dugsiyada ku yaal Gobolka Nugaal oo muujiyey kaalimo aad u waanaagsan.

Hambalyo dhammaan dugsiyada kala ah:
1. Daaru Qur'aan.
2. Nugaal.
3. Uusgure.
4. Godobjiraan.

Dugsiyadan ayaa maaddo kasta kaga soo dhex muuqday kaalimo sare oo kala duwan Saddexda Dugsi ee ugu sarreeyey guud ahaan natiijada Imtixaanaadka Fasalka 8-aad ee sannad dugsiyeedka 2025-2026.

Xogta Guud ee Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad.Saannad dugsiyeedka 2025-2026.
23/07/2026

Xogta Guud ee Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad.

Saannad dugsiyeedka 2025-2026.

OGEYSIIS: BAAHIN FURSAD SHAQO.Dugsiga: Jalam Secondary School ee Deegaanka Jalam ee Degmada Buurtinle.Waxa lagu wargelin...
18/07/2026

OGEYSIIS: BAAHIN FURSAD SHAQO.

Dugsiga: Jalam Secondary School ee Deegaanka Jalam ee Degmada Buurtinle.

Waxa lagu wargelinayaa dhammaan barayaasha danaynaya inay ku shaqaystaan xirfaddooda barenimo in Dugsiga Sare ee Jalam ay ka bannaan tahay fursad shaqo oo ah macalin dhiga maadooyinka Geography & English.

OGEYSIIS: BAAHIN FURSADO SHAQO.Dugsiga: Iftiin Integrated & Boarding School ee Deegaanka Kalabayr ee Degmada Garoowe.Wax...
18/07/2026

OGEYSIIS: BAAHIN FURSADO SHAQO.

Dugsiga: Iftiin Integrated & Boarding School ee Deegaanka Kalabayr ee Degmada Garoowe.

Waxa lagu wargelinayaa dhammaan barayaasha danaynaya inay ku shaqaystaan xirfaddooda barenimo in Iftiin Integrated & Boarding School ee Degmada Garoowe ay ka bannaan tahay fursado shaqo oo labo boos oo macallinimo ah.

OGEYSIISBAAHIN FURSADO SHAQO.Dugsiga: Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare Sinujiif ee Degmada Garoowe.Waxa lagu wargelinayaa dh...
16/07/2026

OGEYSIIS

BAAHIN FURSADO SHAQO.

Dugsiga: Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare Sinujiif ee Degmada Garoowe.

Waxa lagu wargelinayaa dhammaan barayaasha danaynaya inay ku shaqaystaan xirfaddooda barenimo in Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Sinujif ee Degmada Garoowe ay ka bannaan tahay fursado shaqo oo ah macalin dhiga maadada ICT.

OGEYSIIS: BAAHIN FURSADO SHAQO.Dugsiga: Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare Nageeye ee Degmada Garoowe.Waxa lagu wargelinayaa d...
16/07/2026

OGEYSIIS: BAAHIN FURSADO SHAQO.

Dugsiga: Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare Nageeye ee Degmada Garoowe.

Waxa lagu wargelinayaa dhammaan barayaasha danaynaya inay ku shaqaystaan xirfaddooda barenimo in Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare Nageeeye ee deegaanka Kalabayr ee Degmada Garoowe ay ka bannaan yihiin fursado shaqo oo kala duwan.

OGEYSIIS  BAAHIN FURSAD SHAQODugsiga: Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Xaaji Ciise (Awr-culus) ee Degmada Garoowe.Waxa la...
15/07/2026

OGEYSIIS

BAAHIN FURSAD SHAQO

Dugsiga: Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Xaaji Ciise (Awr-culus) ee Degmada Garoowe.

Waxa lagu wargelinayaa dhammaan barayaasha danaynaya inay ku shaqaystaan xirfaddooda barenimo in Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare Xaaji Ciise (Awr-culus) ay ka bannaan tahay fursad shaqo oo ah macalin dhiga maadada Tarbiya & Carabi.

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guddoonka Waxbarashada Gobolka Nugaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Guddoonka Waxbarashada Gobolka Nugaal:

Shortcuts

Share