Gambol Academic & Registration Office

Gambol Academic & Registration Office GAMBOOL WAA HOOYGA WAXBARASHADA

30/04/2026
29/04/2026
29/04/2026

Taariikh cajiib ah 🥰 Gambol High School

24/04/2026

High School

15/08/2025

♥️

Baahinta Jadwalka Term-ka Kowaad…………………………………………………………Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan ardayda iyo waalid-diinta Dugsiga S...
21/12/2024

Baahinta Jadwalka Term-ka Kowaad
…………………………………………………………

Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan ardayda iyo waalid-diinta Dugsiga Sare ee GAMBOOL in imtixaanka term-ka 1aad loo fariisan doono
AXAD 5-JAN ilaa 16-Jan-2025.

Waxaan ardayda ku dhiiro galineynaa dadaal dheeri in ay sameeyaan.

……………………………Guul wacan………………………………….

Wargelin.Dhammaan ardayda iyo waalidiinta waxaa lagu wargelinayaa in dugsigu uu fasax yahay maalinta Axadda ah ee taarii...
14/09/2024

Wargelin.

Dhammaan ardayda iyo waalidiinta waxaa lagu wargelinayaa in dugsigu uu fasax yahay maalinta Axadda ah ee taariikhdu tahay 15-09-2024 oo ku beegan Xuska dhalashada Nabigeenna NNKH, Waxaa dib loogu soo noqonayaa maalinta Isniinta 16-09-2024.

Gambol Academic & Registration Office

HAMBALYO MAAMULE Abdirahman Hussein Qoorcuun
17/08/2024

HAMBALYO MAAMULE Abdirahman Hussein Qoorcuun

01/05/2024
01/05/2024

Qaban qaabadii xafladda qalin beddelashada 4ka 2023/2024 .

 Xafladda  Qalin Jebinta Dufcaddii 22aad ee Dugsiga Sare ee Gambool Garoowe .
01/05/2024


Xafladda Qalin Jebinta Dufcaddii 22aad ee Dugsiga Sare ee Gambool Garoowe .

Address

Garoowe-Puntland-Somalia
Garowe
WD21/19

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gambol Academic & Registration Office posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Gambol Academic & Registration Office:

Shortcuts

Share

Category