Ebyan Schools

Ebyan Schools

Share

EBYAN SCHOOLS is a student-focused, Project Based Learning Primary and Secondary school.

17/12/2025

Waxaa si habsami leh ugu soo gabagaboobay Ardada Dugsiga Hoosse/Dhexe iyo Sare ee Ebyan Schools imtixaanka term 1-aad ee sanad dugsiyeed 2025-2026.

05/12/2025
Photos from Ebyan Schools's post 04/12/2025

Ebyan Schools Culture Day-Part Two Pictures.

Photos from Ebyan Schools's post 04/12/2025

Ebyan Schools Culture Day-Part One.

04/12/2025

Maamulka, Macalimiinta, iyo Waalidiinta Dugsiga Hoosse/Dhexe iyo Sare Ebyan Schools, waxay dhammaan Ardada Dugsiga ugu Hambalyaynayaa Barnaamijkii quruxdabadnaa ee Maalinta dhaqanka iyo Hidaha aya soo bandhigeen.

Barnaamijkan ayay ardadu bilow ilaa dhammaan iyagu sameeyeen waxayna u ahayd mid ay ku baranayeen maamulka iyo ka shaqaynta barnaamijyada Waaweynka.

03/12/2025

Maalinta Dhaqanka Ebyan Schools.

30/11/2025

Agaasimaha Waaxda Tababarada iyo Wacyigelinta Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa maanta ka qaybgalay munaasibadda doorashada qof iyo codka ah ee Guddoonka Ardada Dugsiga Hoosse/Dhexe iyo Sare ee Ebyan School, isagoo ku amaanay habka ay doorashadu udhacday.

30/11/2025

Doorashadii u xamaasad badnayd Dugsiga ebyan oo ay kusoo baxeen Xamse Saalax iyo Cabiir Sharma'arke.

30/11/2025

Habka ay udhacday Doorashda Guddoonka Ardada Dugsiga Hoosse/Dhexe iyo Sare ee Ebyan Schools iyo ujeedka loo qabtay Doorashda.

Photos from Ebyan Schools's post 30/11/2025

Agaasimaha Waaxda Wacyigelinta iyo Tababaradda Guddiga Doorashooyinka Puntland, ayaa maanta ka qaybgalay Doorashada qof iyo codka ah ee Guddoomiyaha Ardada Dugsiga Hoosse, Dhexe iyo Sare ee Ebyan Schools oo ay ku tartarmayeen afar Xisbi, isagoo ku amaanay habka aqoonta iyo akhlaaqda leh u ardada dugsigu uga qayb-qaateen doorashada.

Want your school to be the top-listed School/college in Garoowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Xaafada 1da August. , Ka Soo Horjeedka SYL Hotel, Iyo FLAMES Restaurant
Garoowe