15/02/2026
Waa wiil yar oo reer qasa ah, waa maalmihii dagaalka qasa uu bilowga ahaa, talow maanta ma noolyahay bal u fiirso aayadaha uu akhrinayo macnahooda
وبشر الصابرين، الذين إذا أصابتهم مصيبة قالوا إنا لله وإنا إليه راجعون، أولئك عليهم صلوات من ربهم ورحمة👉 وأولئك هم المهتدون👉