07/08/2025
Waxaan ku faraxsanahay in aan ku dhawaaqno maamulaha cusub ee machadka Al-Basar mudane Ismail Abdinasir Mohamed.
Dhamaan ardayda, macallimiinta iyo howlwadeenada Al-Basar School, waxay hambalyo u dirayaan Maamulaha cusub, waxayna Rabbi uga baryayaan inuu howshaas culus u fududeeyo,
Waxay sidoo kale wanaag u rajaynayaan Maamulihii h**e Marwo Sacdiyo Khaliif, oo xilliyo adag School ka lasoo shaqaysay.
26/05/2024
26/05/2024
25/05/2024