Deanka kulliyada caafimaadka Dr mohamuud Abdirahmaan ibraahim
Furitaanka barnaamijka caafimaad ee blood grouping campaigns
Admas University Puntland
Admas UniversityโGarowe is a tertiary institution in Garowe, the capital of the autonomous Puntland region in Somalia. it was established in March 2012.
visit our Campus in Garowe Puntland Somalia
Kalmadda Gudoomiyaha Ururka Ardayda ee Furitaanka Barnaamijka Blood Grouping Campaign
27/04/2026
waxaa si rasmi ah uga furmay xarunta compouska weyn ee Jaamacadda Admas University Puntland barnaamijka ogaanshaha nooca dhiigga (Blood Group Awareness Program), kaas oo ay iska kaashadeen Ururka Ardeyda iyo Kuliyadda Caafimaadka.
Barnaamijkan wuxuu ujeedkiisu yahay kor u qaadista wacyiga caafimaadka iyo in ardayda iyo bulshada ay ogaadaan nooca dhiiggooda si ay uga faaโiideystaan mustaqbalka xaaladaha degdegga.
Waxaan umahadcelineyna Ururka ardeyda iyo kuliyadda caafimadka oo qeyb lixaadle kaqatey qabsoomida barnamijkan. waxaana ku boorineynaa dhammaan ardayda iyo bulshada reer Garoowe inay ka faaโiideystaan adeeggan muhiimka ah.
14/04/2026
Garoowe, Talaado, 14 April 2026 - Waxaa ardayda Kulliyadda Shaqada iyo Maamulka loo soo xiray tababar ku saabsan "Horumarinta Xirfadaha Suuqa iyo u diyaar garowga shaqada" oo ay si wadajir ah iskaga kaashadeen Jaamacadda Admas faraceeda Garowe iyo Machadka Peace Career College. Tababarku waxa uu diirada saarayay in ardayda lagu qalabeeyo hanaanka u diyaargarowga shaqada iyo in faham buuxa ay ka haystaan xirfadaha suuqa iyo fursadaha jira.
--DHAMAAD--
Xafiiska warbaahibta jaamacada ADMAS
GAROWE, PUNTLAND- SOMALIA
09/04/2026
Ardayda kuliyada Informatics ka ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Dean ka cusub ee kuliyadaa ๐๐ซ ๐๐๐๐ข๐ช๐๐ง๐ข ๐๐ก๐ฆ๐๐ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐
05/04/2026
The university administration has appointed Mr. Abdiqani as the Head of the Faculty of Informatics.
30/03/2026
๐๐จ๐ง๐ ๐ซ๐๐ญ๐ฎ๐ฅ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง!
The highest-ranking student in the Faculty of ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐๐ฌ๐ฌ ๐๐๐ฆ๐ข๐ง๐ฌ๐ญ๐ซ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง
for the last semester of this academic year .
29/03/2026
๐๐จ๐ง๐ ๐ซ๐๐ญ๐ฎ๐ฅ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง!
The highest-ranking student in the Faculty of ๐๐๐๐ฅ๐ญ๐ก ๐๐๐ข๐๐ง๐๐
for the last semester of this academic year .
28/03/2026
๐๐จ๐ง๐ ๐ซ๐๐ญ๐ฎ๐ฅ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง!
The highest-ranking student in the Faculty of ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐๐ซ ๐๐๐ข๐๐ง๐๐
for the last semester of this academic year .
28/03/2026
๐๐จ๐ง๐ ๐ซ๐๐ญ๐ฎ๐ฅ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง!
The highest-ranking student in the Faculty of Social Science for the last semester of this academic year .
22/03/2026
๐๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ ๐ฐ๐๐๐๐ง!
Waxaan rajeyneynaa in aad fasaxiina Ciida kusoo raaxaysateen, oo aad farxad kusoo ciideen .
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Puntland, Campus
Garoowe
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 18:00 |
| Tuesday | 08:00 - 18:00 |
| Wednesday | 08:00 - 18:00 |
| Thursday | 09:00 - 18:00 |
| Saturday | 08:00 - 18:00 |
| Sunday | 08:00 - 18:00 |