๐—”๐—น-๐—ฅ๐—ถ๐—ฑ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—บ๐˜†

  • Home
  • Somalia
  • Garoowe
  • ๐—”๐—น-๐—ฅ๐—ถ๐—ฑ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—บ๐˜†

๐—”๐—น-๐—ฅ๐—ถ๐—ฑ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—บ๐˜† ๐˜ผ๐™ก-๐™๐™ž๐™™๐™ฌ๐™–๐™–๐™ฃ ๐™Œ๐™ช๐™ง'๐™–๐™–๐™ฃ waa dugsi bulshada ka caawiya barashada quranka iyo fahankiisa

29/08/2025
28/08/2025

"Hadafka ugu wayn iyo Go'aanka ugu wanaagsani waa in aad bilow xifdiga Quranka"

Whatsapp 904 304 257

Waxanu la socodsiin bulshada waxbarashada jecel in ay furantahay isdiiwangalintu Barashada higaada iyo quranka.Nagalada ...
02/08/2025

Waxanu la socodsiin bulshada waxbarashada jecel in ay furantahay isdiiwangalintu
Barashada higaada iyo quranka.

Nagalada soo xidhiidh numberka whatsappka.

Inta jecayl barashada quranka iyo culuumta diinta waxanu ku wargelin in ay is diiwaangalintu furantahy+25904304257
02/08/2025

Inta jecayl barashada quranka iyo culuumta diinta waxanu ku wargelin in ay is diiwaangalintu furantahy

+25904304257

Ciid mubarak
07/06/2025

Ciid mubarak

19/04/2025

Qur'aanku waa saaxiibka kaliya ee aan marnaba kaa tagayn in aad adigu ka tagto maahan e
Adoonyadu maqaamkaaga iyo qadarkaaga buu kor u qoodaya
Qabrigana wuu wehel bu kugu noqon
Banka qiyaamena wuu kuu doodayaa
Jannadana wuu ku dalacsiinayaa

Alle ha inaka yeelo Ehlul Qur'aan๐Ÿคฒ

11/02/2025

"Qofka doonaya saafinimada qalbigiisa shahwadiisa haka adkaado"

18/01/2025

Haddii aad ka cabanayso caajis, niyad jab murugo iyo walwal qurankan aanad akhriyin adiga ayaa naftaada xanuun ku beeray e, fadlan u degdeg sidii aad qur'aanka xidhiidh xooggan ula yeelan lahayd.
Iswaydii su'aasha hoose jawaabta naftaada ayaa ku siinaysa isla markaba

Gorma ayaa kuugu danbaysay quranka akhriskiisa ?

31/10/2024

๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป

Al-Ridwaan Academy qaybteeda Quranka Waxay bulshada wanaaga jecel ku wargalinaynaa in ay diiwangalintu furantahay ilaa 5ta bisha November

Waqtiyada waxbarashadu way kala duwanyihiin
Macalimiintu waxay isugu jiraan rag iyo dumar

31/10/2024

Waxaa farxad noo ah in aan idinku wargalino in ay diiwangalintu furantahay ilaa 5 bisha November

Waqtiyada waxbarashadu waa

โ—Gelinka h**e
โ—Galabtii
โ—Habeenkii

Cajiibsanaa qur'aanku
18/07/2024

Cajiibsanaa qur'aanku

Address

Garoowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ๐—”๐—น-๐—ฅ๐—ถ๐—ฑ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—บ๐˜† posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to ๐—”๐—น-๐—ฅ๐—ถ๐—ฑ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—บ๐˜†:

Shortcuts

Share

Category