16/08/2025
Caaqil cabdulqaadir cabdirisaaq
maneger
16/08/2025
12/11/2021
Iyadoo runay ka rayn lahayd
Dunidu waa madadaalo , dadkuna waa matelayaan.
17/07/2020
Waa aniga iyo qaasim ibnu xarrago oo idin leh jimce wanaagsan
18/03/2020
agriculture is the main source of the country but our country somalia still don't benefit yet
asc dhammaan muslimiinta meel kasta ay joogaan waxaan leeyahay jimce wanaagsan wllyl maanta waa haldoorka maalmaha sidaa La ajligeedna waxay leedahay ajar dheeraad ka ah maalmaha kale acmaasha lasameeyana waa lalamanlaabaa acmaashaas waxaa ugu wayn ducada iyo saliga nabiga scw
markaad masaajidka soo aadaysanna waxaa sunna ah in laqubaysto Lana is udgiyo si aan dadku kuu dhibsan
walaalayaal saa ogtihiin waxaa caalamka lagu gumaadayaa gumaadayaa walaaheen muslimiina innagu heli karna uhiilina ayaan kasii jeednaa dagaalku ma ahan in seef laqaato oo keliya waxaa jira arrin intaa kawayn waa silaaxii dhabta ahaa oo ah in ilaahay loo tuugo maxaa yeelay hadaa ka aamustid berri kamaalin adaa lagugu soo maqan yahay waa mahadsantihiin
asc dhamman akhyaarta qiimihiyo qaayaha leh
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Garoowe