Frontier University - Garowe

Frontier University - Garowe

Share

Frontier University (FU) was established in late 2011. It started as Institute or college (Frontier

26/05/2026

Eid MubarakEid Mubarak πŸŒ™βœ¨

Ciid wanaagsan dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan. Allaah ha naga aqbalo soonkii, salaaddii iyo camalladii suubbanaa.

11/05/2026

πŸŽ“ May 2026 Intake – Now Open
πŸ›οΈ Jaamacadda Frontier Garowe waxay qaadanaysaa arday cusub bisha May 2026.

🏫 Faculties:

🌾 Faculty of Agriculture & Natural Sciences
πŸ’» Faculty of Engineering & Computer Science
🩺 Faculty of Medicine & Health Sciences
πŸ“Š Faculty of Economics, Management & Social Sciences
βš–οΈ Faculty of Sharia & Law
πŸ›‘οΈ Faculty of Security Studies, Justice & Ethics

πŸ“ Garowe – Puntland – Soomaaliya
🌍 Frontier University
✨ Aqoon β€’ Hal-abuur β€’ Mustaqbal
πŸ“ž Isdiiwaangeli hadda!

Frontier University - Garowe

Photos from Frontier University - Garowe's post 06/05/2026

Waxaa Si rasmi ah u Difaacay Buugaagtooda (Thesis) ardayda Kuliyadda Barashada Culuumta Amniga ee Jaamacadda Frontier University - Garowe

Doodda cilmi-baarista ayaa si heer sare ah u qabsoontay, iyadoo ardaydu soo bandhigeen aqoon, dadaal iyo faham qoto dheer oo la xiriira amniga.

Waxaan Hambalyo u direynaa dhammaan ardayda difaacday thesis-kooda, waxaana u rajaynaynaa mustaqbal ifaya iyo guulo waxbarasho oo horleh.

Photos from Frontier University - Garowe's post 02/05/2026

Jaamacadda Frontier University - Garowe ayaa marti gelisay Imtixaanka Shahaadooyinka AAOIFI oo uu qabtay Banka Sombank, AAOIFI (Accounting and Auditing Organization for Islamic Financial Institutions) Waa Hay’ad caalami ah oo dejisa xeerarka iyo halbeegyada lagu hago bangiyada iyo hay’adaha maaliyadeed ee Islaamka.

Photos from Frontier University - Garowe's post 25/04/2026

Ardayda Frontier University - Garowe ayaa u fariistay imtixaanka finalka semester-ka, kaas oo ah mid practical ah, gaar ahaan ardayda dhigata Nursing iyo Midwifery ee Semester 8.

19/04/2026

Maamulka Frontier University - Garowe Waxay Hambalyo iyo bogaadin Udirayaan G/le Samiiro Cabdullaahi Maxamed Taliye Ku-xigeenka Hoggaanka Dambiyada (CID) Dowladda Puntland Iyo G/le Cabdikhadar Maxamuud Axmed Taliye Ku-xigeenka Hogaanka Xiriirka Bulshda Dowladda Puntland Xilkaas laidin Magacaabay Allah Idinku Asturo.

Photos from Frontier University - Garowe's post 18/04/2026

Ardayda Jaamacadda Frontier University - Garowe ayaa ufariistay Imtixaanka Finalka Ee Semister-ka

Photos from Frontier University - Garowe's post 01/04/2026

Frontier University Participates in Africa Universities Summit 2026 πŸŒπŸŽ“

Frontier University participated in the Africa Universities Summit 2026, held in Nairobi, Kenya, from March 30–31 🌍.

The University was represented by Mr. Faisal Muhammad, Academic Registrar, who engaged in insightful discussions on the future of higher education, research collaboration, and innovation in Africa πŸŽ“πŸ€.

As part of its continued commitment to academic excellence, international partnerships, and innovation, the summit provided a valuable platform to contribute to ongoing discourse on advancing higher education across the continent.

Frontier University Frontier University - Garowe

28/03/2026

🌍 WACYIGELINTA MAALINTA QAAXADA ADDUUNKA 🫁

πŸ“’ Jaamacadda Frontier Garowe, Wasaaradda Caafimaadka, iyo Hay’adda MSF
waxay si wadajir ah u qabanayaan wacyigelin ku saabsan Qaaxada (TB).

πŸ“… Taariikhda: 28 March
πŸ“ Goobta: Jaamacadda Frontier – Garowe
πŸ•Œ Waqtiga: Cawa 6:00 PM (Makhribnimo)

🀝 Ka soo qaybgalkaagu waa muhiim β€” Ku soo dhawoow!
Frontier University - Garowe

Photos from Frontier University - Garowe's post 16/03/2026

Ardayda Jaamacadda Frontier University - Garowe waxay qabteen kulan Qur’aan akhris iyo duco ah oo loo sameeyay marxuum Abdikadir Abdi Mohamed (Araaje), oo ka mid ahaa ardayda kulliyadda Amniga iyo Cadaaladda.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu u naxariisto, jannadiisana ka waraabiyo, samir iyo iimaan ka siiyo ehelkii, asxaabtii iyo dhammaan bahda Jaamacadda Frontier.

15/03/2026

Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan bulshada, ehelka iyo asxaabta in bacdal Cishe lagu qaban doono kulan duco iyo Quraan akhris ah oo loo sameynayo marxuum Cabdulqaadir Arraaje.

Kulanka wuxuu ka dhici doonaa Jaamacadda Frontier, waxaana soo qabanqaabiyay Deanka KuliIyadda& ardayda Kulliyadda Security Studies and Criminology.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu marxuumka naxariistiisa Janno ka waraabiyo, dambigiisana dhaafo, ehelkii iyo asxaabtiisiina samir iyo iimaan ka siiyo. 🀲

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Want your school to be the top-listed School/college in Garoowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


30 Street
Garoowe