Imaamu Shaafici Primary School

Imaamu Shaafici Primary School

Share

DUGSIGA HOOSE DHEXE EE IMAAMU-SHAAFICI

< DUGSIGA H/DHEXE EE IMAAMU-SHAAFCI>
____________________________________________
Wuxuu ku yaallaa degmada Burtinle, gaar ahaan xaafadda wadajir, wuxuu dhanka Galbeed ka xigaa shirkadda NEPCO. waxa la furay 1999 wuxuuna leeyahay khibrad 24sano ah, waxaa ka baxay masuuliyiin waa weyn oo maanta ka haya dalka iyo dibadiisaba. Waa goob wax barasho oo ka shaqaysa barbaarinta iyo tarbiyada ubaxa dalka,

27/04/2024

Sabti . 27-4-2024

Schoolka Al-Muntada Buurtinle oo jabiyay score-kii tartan iyo tacliin asagoo soo galay dhamaan kaalmaha tartanka sida tan koowaad,labaad,seddexaad iyo maanta oo uu ku guulaystay Anshaxa iyo akhalaaq wanaaga ka muuqatay tartamayaasha iyo taageerayaasha dugsiga sare ee Al-Muntada Buurtinle inta uu tartanku socday.

Hoyga Al-Muntada Wuxuu asaa'sanyahay mudo kabadan rubuc qarni
Halku dhigga Schoolka ayaa ah "AQOON IYO AKHLAAQ",

Schoolka ayaa horay u buuxiyay halkudhiga qaybta h**e ee aqoon maantana wuxuu buuxiyay halkudhiga qaybta labaad ee akhaalaqda asagoo ka soo dhexbaxay 32 school oo ku kala yaal guud ahaan gayiga puntland.

Maamulka schoolka ayaa hambalyo u diraya dhamaan ardaydii ka soo qayb qaadatay tartanka iyo waliba tageerayaashii kala joogay daafaha caalamka.
Schoolku wuxuu soo gaaray sanadkaan sideed dhamaadka tartanka wuxuuna ku guulaystay kaalinta anshaxa.

Muntada Buurtinle hoyga aqoonta iyo akhlaaqda

Al-Muntada Secondary School
Cabdi Axmed
Midowga Ardadayda Al-Muntada Buurtinle MAAB
Abdalla Bootaan Shabeel

Photos from Imaamu Shaafici Primary School's post 03/06/2022

Students

09/02/2022

إنا لله وإنا اليه راجعون . ويبقي وجه ربك دوالجلال والإكرام.
ILAAHAY NAXARUUSTIISA HA SIIYO.
samir iyo iimaanna rabbi ha siiyo dhamaan eheladii iyo qaraabadii.

09/12/2021
15/11/2021
11/11/2021

JIMCE WANAAGSAN DHAMMAAN UMMADA ISLAAMKA AH.
جمعة مباركة
الي كافة امة الإسلام.

12/10/2021

AFLAX Primary School
Maalintii calankeena cawaale.
Maalintii guusha baddeenna.

12/10/2021

AFLAX Primary School
Dhamaan maamulka, macalimiinta,ardayda waalidiinya iyo dhammaan bahda Aflax oo isku duuban waxa ay tacsi u diriyaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Aabe Axmed maxamed salaad bile oo ku geeriyooday Mugdisho Rabi dambigiisa ha dhaafo janadiina ha geeyo.
Waxaan u tacsiyaynaynaa dhammaan ilma Axmed Maxamed iyo dhammaan qoyska ree salaad bile.

Want your school to be the top-listed School/college in Garoowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Burtinle Nugaal
Garoowe
BURTINLE-NUGAAL-SOMALIA

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 23:00
Thursday 09:00 - 23:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00