28/10/2025
πΈ Ubax La Ilaaliyay β Dugsiga Tibyaan πΈ
Ardayda Qurβaanka baranaysa waa sida ubaxyo la ilaaliyay β lagu beeray aqoon, lagu waraabiyay akhlaaq, laguna koriyay naxariis.
Markay koraan, waxay noqdaan iftiin iyo udgoon bulshada dhexdeeda. πβ¨