Light house international academy Garowe nursery and primary

Light house international academy Garowe nursery and primary Light house international academy Garowe nursery and primary (xadaano iyo dugsi H/dhaxe.)

26/09/2026

Ciyaar saxibtinimo aya dhexmartay koxaha sports ka ee school ka light house international academy Garowe.

Halbeegenu waa ubad hagagsan oo himilo sare leh.

Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland Ahmed Said Yusuf Nasro Abdirizak Milgo Media Ibrahim Dahran Puntland State TV Ahmad Qurkavic Fagende Abdi Puntland Ministry of Environment Range and Climate Change Daljir Media Fagende Abdi

21/09/2026

Grade 7 English composition writing ✍️ .

Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland Ahmed Said Yusuf Nasro Abdirizak Milgo Media Ibrahim Dahran Puntland State TV Ahmad Qurkavic Fagende Abdi Puntland Ministry of Environment Range and Climate Change Daljir Media Fagende Abdi

13/09/2026

Sukeyna iyo saxibted Zahra.

Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland Ahmed Said Yusuf Nasro Abdirizak Milgo Media Ibrahim Dahran Puntland State TV Ahmad Qurkavic Fagende Abdi Puntland Ministry of Environment and Climate Change Daljir Media Fagende Abdi

06/09/2026

Light house international academy Garowe

Ardeyda subaxleyda.

Halbeegenu waa ubad hagagsan oo himilo sare leh.

Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland Ahmed Said Yusuf Nasro Abdirizak Milgo Media Ibrahim Dahran Puntland State TV Ahmad Qurkavic Fagende Abdi Puntland Ministry of Environment and Climate Change Daljir Media Fagende Abdi

23/08/2026

Hambalyo Tasnim Abdullahi Hiirad waxay ku guulaystay scholarship free ah afarta sano ee dugsiga sare. school ka light house international academy marki ugu horeysay ee aan galno imtixanka shahadiga fasalka 8 daad ee Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland. waxa farxad ino ah inay ardey inogu jirto guuleysta yasha gobolka nugaal. waa guul ilahay na gaarsiyey iyo tayada waxbarashada aan bixino.
dadaala waa gaara.
Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland Ahmed Said Yusuf Nasro Abdirizak Puntland State TV Milgo Media Ahmad Qurkavic Daljir Media Fagende Abdi
PuntlandIbrahim Dahran Fagende Abdi

02/08/2026

Now/ isqoristu weey socota. Sand dugsiyeedka 2026-2027
Qeybta dugsiga H/dhaxe .

School ka light house Waxa uu ugu bushaaraynayaa dhamaan waalidinta lajecel ubadkoda waxbaraho tayo sare leh In ay socoto is qorista Schoolka.

Waxa la qadanaya Fasalada qaybta dugsiga H/dhaxe fadlan inta aanay kaa buuxsamin nagala soxariir Telephone ka hoosta ku qoran, ama soo booqo Xarunta Schoolka oo kutala jidka sodonka aga hospital ka yashfin 7:30 am ilaa 12:00 duhurnimo pm. Iyo 4 galabnimo ila 6:30 maqribnimo.

FG: school ka waxu bixiya waxbarasho casriyah taaso ardeyga jeceleysinaysa waxarashada inu noqdo ardey yeesha mustaqbal fican.

Halbeegenu waa ubad hagagsan oo himilo sare leh.

Tell: 0907602803,0905034946.
Fadlan sharegerya sii uu gaaro bulshda waxbarashada jecel Mahadsandin.

Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland Ahmed Said Yusuf Nasro Abdirizak Milgo Media Ibrahim Dahran Puntland State TV Ahmad Qurkavic Fagende Abdi Puntland Ministry of Environment and Climate Change Daljir Media

Hambalyo dhammaan bulshada reer Puntland xuska 1 August.Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland Ahmed Sai...
02/08/2026

Hambalyo dhammaan bulshada reer Puntland xuska 1 August.

Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland Ahmed Said Yusuf Nasro Abdirizak Milgo Media Ibrahim Dahran Puntland State TV Ahmad Qurkavic Fagende Abdi Puntland Ministry of Environment and Climate Change Daljir Media Yusuf Yare

  Now/ isqoristu weey socota. Sand dugsiyeedka 2026-2027Qeybta dugsiga H/dhaxe .School ka light house Waxa uu ugu bushaa...
01/08/2026

Now/ isqoristu weey socota. Sand dugsiyeedka 2026-2027
Qeybta dugsiga H/dhaxe .

School ka light house Waxa uu ugu bushaaraynayaa dhamaan waalidinta lajecel ubadkoda waxbaraho tayo sare leh In ay socoto is qorista Schoolka.

Waxa la qadanaya Fasalada qaybta dugsiga H/dhaxe fadlan inta aanay kaa buuxsamin nagala soxariir Telephone ka hoosta ku qoran, ama soo booqo Xarunta Schoolka oo kutala jidka sodonka aga hospital ka yashfin 7:30 am ilaa 12:00 duhurnimo pm. Iyo 4 galabnimo ila 6:30 maqribnimo.

FG: school ka waxu bixiya waxbarasho casriyah taaso ardeyga jeceleysinaysa waxarashada inu noqdo ardey yeesha mustaqbal fican.

Halbeegenu waa ubad hagagsan oo himilo sare leh.

Tell: 0907602803,0905034946.
Fadlan sharegerya sii uu gaaro bulshda waxbarashada jecel Mahadsandin.

Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee PuntlandAhmed Said YusufNasro AbdirizakMilgo MediaIbrahim DahranPuntland State TVAhmad QurkavicFagende AbdiPuntland Ministry of Environment and Climate ChangeDaljir MediaYusuf Yare

Address

Jiidka Sodonka Ayu Saranyahay Aaga Yashfin Hospital Garowe
Garoowe

Telephone

+252907602803

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Light house international academy Garowe nursery and primary posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Light house international academy Garowe nursery and primary:

Shortcuts

Share

Category