Dugsiga Hoose Dhexe ee Daaru Salaam Garoowe

Dugsiga Hoose Dhexe ee Daaru Salaam Garoowe Madarasada Daar al Salaaam ee barashada Quraanka Kariimka ah iyo barashada maadooyinka Asaasiga ah

17/05/2026

Maamulaha Guud ee Dugsiga Hoose Dhexe ee Daaru Salaam Garoowe ✅️

Sun,17May,2026 || Waxaa si habsami leh u soo idlaaday Exam Finall ka sanada Dugsiyeedka 2025_2026 ee Dugsiga Hoose Dhexe...
17/05/2026

Sun,17May,2026 || Waxaa si habsami leh u soo idlaaday Exam Finall ka sanada Dugsiyeedka 2025_2026 ee Dugsiga Hoose Dhexe ee Daaru Salaam Garoowe ✅️

Dhammaan Ardayda waxaan u rajaynaynaa Guu iyo Natiijo wacan ✅️

FG_ Maalin axada 2,Agousto,2026 Ayaa Dib u furmi doonaa Dusgiga Garowe Allaha nagawada Dhigo kuwii iyagoo Nabad Dib isugu soo Laabta ,Maamul,Macalimiin,Waalid iyo Ardayba 🤲🤲

16/05/2026

Waxaa gabgabo maraya Exam finalka Sanad dugsiyeedka 2025_2026 ee Dugsiga Hoose Dhexe ee Daaru Salaam Garoowe ✅️

Ardayda waxaan u rajaynaynaa Guul

Sat,9,May,2026 || Waxaa saaka Dugsiga Hoose Dhexe ee Daaru Salaam Garoowe  si toos ah ardayda ugu bilaabmay imtixaanka  ...
09/05/2026

Sat,9,May,2026 || Waxaa saaka Dugsiga Hoose Dhexe ee Daaru Salaam Garoowe si toos ah ardayda ugu bilaabmay imtixaanka (final Exm) ee sanad Dugsiyeedka 2025_2026📝

Dhammaan ardayda waxaan u rajaynaynaa Guul.

07/05/2026

Fasalka 2aad waa fasalka tartan aqooneedka galay kaalinta 2aad ee sanad Dugsiyeedka 2025_2026 ⤵️

Dugsiga Hoose Dhexe ee Daaru Salaam Garoowe

07/05/2026

Fasalka 6aad Ayaa sanadka Qaaday Tartan aqooneedka socday muddo dhan Dhawr bilood waxaa la siisayay Abaalmarino Cajiiba waxa kaloo u dheera Tartanka Aqoonta koobki kubada cagta ay ku guulaysteen ⤵️

Dugsiga Hoose Dhexe ee Daaru Salaam Garoowe

05/05/2026

Ardayda ayaa soo Bandhigtay Pratical Electrical CirCuit ⤵️

▪︎ Battery
▪︎ Wire
▪︎ Bulmi
▪︎ Switch

Types of Electrical Circuit
1.Series Circuit
2.Parallel Circuit

Dugsiga Hoose Dhexe ee Daaru Salaam Garoowe

05/05/2026

Kalmada Xildhibaan ||Maxamed Cabduqadir Faarax Shiino ✅️

05/05/2026

Kalmada Hooyooyinka || Xaawo cabdiqaadir mxamed✅️

Dugsiga Hoose Dhexe ee Daaru Salaam Garoowe

05/05/2026

Kalmada || Waalidka Cabdikariin maxamuud diiriye✅️

Address

30 Streat
Garoowe
25290

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Hoose Dhexe ee Daaru Salaam Garoowe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category