09/01/2026
βοΈ Qorraxda: 10β20 daqiiqo maalin kasta (subax ama galab) adigoo gacmaha/ wejiga furan.
π Cunto: Cun kalluun (tuna, sardines), ukun, caano la xoojiyay.
π Kaabis: Haddii qorraxdu ku yartahay β 800β1000 IU/maalin (la tasho xirfadle caafimaad).
𦴠Faaβiido: Xoojiya lafaha, murqaha, kana caawiya difaaca jirka.