Waberi primary school

Waberi primary school Barta rasmiga ah ee iskuulka hoose dhexe Waaberi Primary School

08/09/2022

Waabari primary school garowe kuso dhawaada

Labada musharax ee utartamaya xilka gudoomiyaha ardayda iskuulka hoose dhexe ee waaberi NAJMA✅SALMAAN✅
01/10/2021

Labada musharax ee utartamaya xilka gudoomiyaha ardayda iskuulka hoose dhexe ee waaberi

NAJMA✅
SALMAAN✅

SAWIRO DHEERI AH: Codayntii gudoomiyaha iyo kuxigeenkiisa oo socota
01/10/2021

SAWIRO DHEERI AH: Codayntii gudoomiyaha iyo kuxigeenkiisa oo socota

Waxa shalay kaqabsoomay iskuulka hoose dhexe ee waaberi xafladda doorasha gudoomiyaha ardayda iskuulka
01/10/2021

Waxa shalay kaqabsoomay iskuulka hoose dhexe ee waaberi xafladda doorasha gudoomiyaha ardayda iskuulka

Asalaama calaykum.Saaka oo ay taariikhdu ahayd 29.04.2021 waxaa si habsami leh noogu Soo gabagaboobay imtixaankii final ...
29/04/2021

Asalaama calaykum.

Saaka oo ay taariikhdu ahayd 29.04.2021 waxaa si habsami leh noogu Soo gabagaboobay imtixaankii final ka ee sanad dugsiyeedka 2020-2021 waxaan dhammaan hambalyo u diraynaa ardayda kala duwan iyo waaridkoodiiba.

Waxaan sidoo kale ogaysiinaynaa ardayda iyo waarid kaba in school ka dib loogu Soo laaban doono 01-08-2021 insha allaah

Ramadaan kariim

Share

Saaka oo Taariikhdu Tahay 7.10.2020 waxaa school ka Waaberi ka bilaamaya imtixaanka Bilaha Ah ee sanad dugsiyeedka 2020-...
07/11/2020

Saaka oo Taariikhdu Tahay 7.10.2020 waxaa school ka Waaberi ka bilaamaya imtixaanka Bilaha Ah ee sanad dugsiyeedka 2020-2021.
Waxaan Ardada faraynaa dadaal

Address

Garoowe

Opening Hours

Monday 06:00 - 12:30
Tuesday 06:00 - 12:30
Wednesday 06:00 - 12:30
Thursday 06:00 - 22:30
Saturday 06:00 - 12:30
Sunday 06:00 - 12:30

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waberi primary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category