27/01/2026
๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฃ๐น๐ฎ๐๐บ๐ฎ โ ๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐ป๐๐ฎ ๐ ๐๐ฑ๐๐ด
Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27 Janaayo 2026 si rasmi ah u soo xirmay Imtixaanka Final-ka Semester-ka 1aad ee sanad-waxbarasheedka 2025/2026, kaas oo ka socday Jaamacadda Plasma โ Xarunta Mudug.
Maamulka Jaamacadda Plasma waxa ay dhammaan ardayda u rajeynayaan guul, horumar iyo natiijooyin wanaagsan, iyagoo ku bogaadinaya dadaalkii iyo adkaysigii ay muujiyeen muddadii imtixaanku socday.
๐ Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir: 610707415 / 610707416
#๐ฃ๐น๐ฎ๐๐บ๐ฎ๐จ๐ป๐ถ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐๐
#๐ ๐๐ฑ๐๐ด๐๐ฎ๐บ๐ฝ๐๐
#๐๐ถ๐ป๐ฎ๐น๐๐
๐ฎ๐บ
#๐ฆ๐ฒ๐บ๐ฒ๐๐๐ฒ๐ฟ๐ข๐ป๐ฒ
21/01/2026
๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฃ๐น๐ฎ๐๐บ๐ฎ โ ๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐ป๐๐ฎ ๐ ๐๐ฑ๐๐ด
Waxaa Shalay oo ay taariikhdu ku beegnayd ๐๐ ๐๐๐ง๐ฎ๐๐ซ๐ฒ ๐๐๐๐ Ka Furmay ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฅ๐๐ฌ๐ฆ๐ โ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ ๐๐ฎ๐๐ฎ๐ ๐๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐๐๐ง๐ค๐ ๐
๐ข๐ง๐๐ฅ-๐ค๐ ๐๐๐ฆ๐๐ฌ๐ญ๐๐ซ-๐ค๐ ๐๐๐๐ ee ๐ฌ๐๐ง๐๐-๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐/๐๐๐๐.
Dhammaan Ardayda waxaan u rajeyneynaa Guul Iyo Natiijo Wanaagsan
๐ ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐๐๐๐ก๐๐๐๐ก๐ข๐ง ๐๐ก ๐ค๐๐ฅ๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ:
610707415 / 610707416
#๐ฃ๐น๐ฎ๐๐บ๐ฎ๐จ๐ป๐ถ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐๐
#๐ ๐๐ฑ๐๐ด๐๐ฎ๐บ๐ฝ๐๐
#๐๐ถ๐ป๐ฎ๐น๐๐
๐ฎ๐บ
#๐ฆ๐ฒ๐บ๐ฒ๐๐๐ฒ๐ฟ๐ข๐ป๐ฒ
#๐๐ฑ๐๐ฐ๐ฎ๐๐ถ๐ป๐ด๐ง๐ต๐ฒ๐ช๐ต๐ผ๐น๐ฒ๐ก๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป
17/01/2026
๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฃ๐น๐ฎ๐๐บ๐ฎ โ ๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐ป๐๐ฎ ๐ ๐๐ฑ๐๐ด
Waxaa la ogeysiinayaa ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฅ๐๐ฌ๐ฆ๐ โ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ ๐๐ฎ๐๐ฎ๐ in
๐๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐๐๐ง๐ค๐ ๐
๐ข๐ง๐๐ฅ-๐ค๐ ๐๐๐ฆ๐๐ฌ๐ญ๐๐ซ-๐ค๐ ๐๐๐๐
ee ๐ฌ๐๐ง๐๐-๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐/๐๐๐๐ uu ๐๐ข ๐ซ๐๐ฌ๐ฆ๐ข ๐๐ก ๐ฎ ๐๐ข๐ฅ๐๐๐๐๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐จ ๐๐ ๐๐๐ง๐ฎ๐๐ซ๐ฒ ๐๐๐๐
Ardayda waxaa laga codsanayaa ๐ข๐ง๐๐ฒ u ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ ๐ ๐๐ซ๐จ๐จ๐๐๐๐ง isla markaana ๐ฎ ๐ก๐จ๐ ๐ ๐๐๐ง๐ฌ๐๐ฆ๐๐๐ง ๐ฃ๐๐๐ฐ๐๐ฅ๐ค๐ ๐ข๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐๐๐ง๐ค๐.
๐ ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐๐๐๐ก๐๐๐๐ก๐ข๐ง ๐๐ก ๐ค๐๐ฅ๐ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ:
610707415 / 610707416
#๐ฃ๐น๐ฎ๐๐บ๐ฎ๐จ๐ป๐ถ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐๐
#๐ ๐๐ฑ๐๐ด๐๐ฎ๐บ๐ฝ๐๐
#๐๐ถ๐ป๐ฎ๐น๐๐
๐ฎ๐บ
#๐ฆ๐ฒ๐บ๐ฒ๐๐๐ฒ๐ฟ๐ข๐ป๐ฒ
#๐๐ฑ๐๐ฐ๐ฎ๐๐ถ๐ป๐ด๐ง๐ต๐ฒ๐ช๐ต๐ผ๐น๐ฒ๐ก๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป
09/01/2026
๐ ๐๐๐๐ ๐๐ง๐ ๐๐๐๐ก๐๐ ๐๐ช๐๐ฅ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ ๐๐ก๐ ๐๐๐ง๐๐ข๐ก ๐๐ข๐ข๐ง๐๐๐ ๐ฃ ๐ฑ
Xalay oo ku beegnayd ๐ฌ๐ด ๐๐ฎ๐ป๐๐ฎ๐ฟ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ (๐๐ต๐ฎ๐บ๐ถ๐ถ๐) waxaa ๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐ป๐๐ฎ Jaamacadda ๐ฃ๐น๐ฎ๐๐บ๐ฎ lagu qabtay barnaamij wacyigelin ah oo ku saabsan ๐๐๐ฏ๐ฒ๐ฑ๐ฑ๐ฒ๐น๐ธ๐ฎ ๐๐ถ๐บ๐ถ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ, kaas oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen ๐๐ถ๐ถ๐น ๐๐ถ๐ฑ ๐ข๐ฟ๐ด๐ฎ๐ป๐ถ๐๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐ถ๐๐ผ ๐ฃ๐น๐ฎ๐๐บ๐ฎ ๐จ๐ป๐ถ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐๐.
๐ค Barnaamijka waxaa daahfuray ๐ ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐
๐ฎ ๐ซ๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐๐น๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฃ๐น๐ฎ๐๐บ๐ฎ Eng Abdirashid Moalin Farah waxaana si aqoon iyo khibrad leh u soojeediyey ๐ ๐ฟ ๐๐ฏ๐ฑ๐๐น๐ธ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ฟ ๐ข๐๐บ๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐๐๐ฎ๐ป.
โ๏ธ๐ค๐ผ๐ฑ๐ผ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐น๐ผ๐ด๐ฎ ๐ต๐ฎ๐ฑ๐น๐ฎ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ:
Saameynta isbeddelka cimilada
Doorka bulshada, gaar ahaan dhalinyarada
Tallaabooyinka wax ku oolka ah ee lagu yareyn karo dhibaatooyinka deegaanka
๐ฅ Ka qeybgalayaasha, oo isugu jiray arday iyo marti sharaf, ayaa si weyn uga faaโiidaystay aqoonta iyo doodaha la wadaagay, waxaana si cad u muuqday ka-qaybgal firfircoon, xiise iyo is-dhexgal wax ku ool ah.
๐ฏ ๐จ๐ท๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ฑ๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ป๐ฎ๐ฎ๐บ๐ถ๐ท๐ธ๐ฎ:
โ๏ธ Kordhinta wacyiga ku saabsan isbeddelka cimilada
โ๏ธ Dhiirrigelinta ficil dhab ah oo lagu ilaalinayo deegaanka
โ๏ธ Xoojinta masuuliyadda wadajirka ah ee ka hortagga dhibaatooyinka cimilada
๐ ๐๐ถ๐ถ๐น ๐๐ถ๐ฑ ๐ข๐ฟ๐ด๐ฎ๐ป๐ถ๐๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐ถ๐๐ผ ๐ฃ๐น๐ฎ๐๐บ๐ฎ ๐จ๐ป๐ถ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐๐ waxay uga mahadcelinayaan dhammaan ka qeybgalayaasha, maamulka, iyo cid walba oo door ka qaadatay hirgelinta barnaamijkan guuleystay.
๐ฑ ๐ช๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ท๐ถ๐ฟ ๐ฎ๐ฎ๐๐ฎ๐ป ๐ถ๐๐ฏ๐ฒ๐ฑ๐ฑ๐ฒ๐น ๐ธ๐ ๐๐ฎ๐บ๐ฒ๐๐ป ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ป๐ฎ๐ฎ, ๐๐ป๐ฎ ๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ป ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ป๐ฎ๐ฎ ๐บ๐๐๐๐ฎ๐พ๐ฏ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ!
08/01/2026
...................๐๐๐ฅ๐ค๐๐๐ฒ๐จ 08 / 01 / 2026.........................
Ma doonaysaa inaad fahanto saameynta isbeddelka cimilada?
Ma rabtaa inaad door ka qaadato badbaadinta deegaanka iyo mustaqbalka jiilka dambe?
Haddaba haddii ay jawaabtaadu haa tahay nagala soo qeybgal barnaamijka "Climate Change Awareness & Action Bootcamp" oo ay si wadajira u qabanayaan HIIL Aid Organization iyo Plasma University Mudug Campus
07/01/2026
Gudoomiyaha Naadiga Ardayda Jaamacadda Plasma Xarunta Mudug oo kaashanaya Gudoomiye Ku Xigeenka Iyo Xoghaya Naadiga Ardayda ayaa Magacaabay Xukuumada Cusub Ee Naadiga Ardayda Jaamacadda Plasma Xarunta Mudug Sanadka 2026
Masuuliyiinta la magacaabay waxaan u rajaynaynaa guul Iyo Hormar badan in ay u Keenan Ardayda Jaamacada Plasma Xarunta Mudug
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
06/01/2026
๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฃ๐น๐ฎ๐๐บ๐ฎ โ ๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐ป๐๐ฎ ๐ ๐๐ฑ๐๐ด
Maanta oo ay taariikhdu tahay ๐ฌ๐ฒ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐๐ผ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ, waxaa xarunta Jaamacadda Plasma โ Xarunta Mudug si rasmi ah loogu qaabilay ๐๐๐๐ ๐๐ถ๐ฑ ๐ข๐ฟ๐ด๐ฎ๐ป๐ถ๐๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป, waxaa qabsoomay kulan diiradda lagu saaray xoojinta ka wada-shaqeynta waxbarashada iyo u adeegista bulshada.
Kulanka waxaa hoggaaminayay ๐๐๐ฑ๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ, ๐ ๐๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฒ ๐ ๐ผ๐ต๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐ฆ๐ต๐ฒ๐ถ๐ธ๐ต ๐ฆ๐ฎ๐ถ๐ฑ, oo bogaadiyay doorka muhiimka ah ee HIIL Aid Organization ka qaadanayso howlaha samafalka iyo horumarinta bulshada ee Gobolka Mudug.
Kulanka ayaa lagu gaaray ๐ถ๐-๐ฎ๐ณ๐ด๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ-๐๐ต๐ฎ๐พ๐ฒ๐ฒ๐ป, iyadoo ๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฃ๐น๐ฎ๐๐บ๐ฎ ay ballan-qaadday:
โก๏ธ In ay garab-istaagto howlaha ay HIIL Aid Organization u hayaan bulshada.
โก๏ธ In ay bixiso kharashaadka buugaagta waxbarashada ee gabdhaha dhigta
๐๐๐๐ ๐๐ป๐๐๐ถ๐๐๐๐ฒ ๐ผ๐ณ ๐๐ฒ๐ฎ๐น๐๐ต ๐ฆ๐ฐ๐ถ๐ฒ๐ป๐ฐ๐ฒ โ ๐ค๐ฎ๐๐ฏ๐๐ฎ ๐๐ฒ๐ฒ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ซ๐ฎ๐ฟ-๐
๐ฎ๐ฎ๐ฟ
๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฃ๐น๐ฎ๐๐บ๐ฎ waxaa mar waliba ka goโan
horumarinta waxbarashada, taageeridda hayโadaha samafalka, iyo u adeegista bulshada,
iyada oo ku shaqeyneysa himilada ah
๐๐ฑ๐๐ฐ๐ฎ๐๐ถ๐ป๐ด ๐๐ต๐ฒ ๐ช๐ต๐ผ๐น๐ฒ ๐ก๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป.
06/01/2026
๐ข ๐ข๐๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐ก ๐ง๐๐๐๐๐๐ฅ โ ๐๐ข๐ ๐ ๐จ๐ก๐๐ง๐ฌ ๐๐๐๐๐ง๐ ๐ช๐ข๐ฅ๐๐๐ฅ (๐๐๐ช)
Plasma University โ Mudug Campus waxay ku wargelinaysaa dhammaan daneeyayaasha in lagu qabanayo xarunta Jaamcadda tababar ku saabsan ๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐๐๐ฅ๐ญ๐ก ๐๐จ๐ซ๐ค๐๐ซ (๐๐๐).
๐
๐๐๐ก๐๐๐๐ก๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐๐๐๐ซ๐ค๐:
Mawduuca: Community Health Worker (CHW)
Muddada: 3 Maalmood
Taariikhda: 07 โ 09 January 2026
Saacadda: 2:00 PM
Maalmaha: Arbaco, Khamiis & Jimco
Tababaraha: Senior Trainer & University Lecturer Mr. Muse Ahmed Colhaye (MHN, BCD, BHN)
Ku dhufo linkigaan si aad iskaga diiwaan galisoTababarka:
https://forms.gle/DPTNJMSbDiMLCuLx9
๐๐๐๐๐๐๐ซ๐ค๐๐ง ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ค๐ ๐๐๐๐ข๐๐๐ฒ๐ฌ๐๐ง ๐ค๐๐ซ๐:
Community Health Workers (CHWs)
Shaqaalaha caafimaadka
Ardayda caafimaadka
Shaqaalaha NGO-yada
๐ Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir:
610707415 / 610707416
31/12/2025
Hambalyo hambalyo Maamulka, Macalimiinta Iyo Ardayda Plasma University Xarunta Mudug Waxay Hambalyo U dirayaan 1,060 Arday oo ka qalin-badalatay Kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Plasma Xarunta Dhexe Ee Muqdisho
-jebinta
19/12/2025
๐ฆ๐ฎ๐๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ค๐๐ฌ๐๐ง๐ 2๐๐๐ โ ๐๐ข๐ข๐ฅ๐๐ฆ๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐ข๐ช๐๐ ๐๐ฅ๐๐๐ฌ๐๐ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฃ๐น๐ฎ๐๐บ๐ฎ โ ๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐ป๐๐ฎ ๐ ๐๐ฑ๐๐ด
๐ Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir:
610707415 / 610707416
18/12/2025
๐ฏ๐จ๐ด๐ฉ๐จ๐ณ๐๐ถ ๐๐จ๐๐ข๐ข๐ ๐๐ฌ๐๐๐ ๐ ๐๐๐ข๐ช๐๐ ๐๐ฅ๐๐๐ฌ๐๐ ee ๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฃ๐น๐ฎ๐๐บ๐ฎ โ ๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐ป๐๐ฎ ๐ ๐๐ฑ๐๐ด ๐ด๐๐
๐๐๐ ๐บ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐
๐๐๐๐๐๐ ๐จ๐๐