Jiilka Dacwada

Jiilka Dacwada Ururka Ardeyda Markasu nuur ee Jiilka Dacwada iyo Aqoonta

Caawa oo ah habeenka 2-aad ee kulanka cilmiyeedkii 14aad, waxaa lagu soo jeedin doonaa labo muxaadaro oo aad u muhiim ah...
21/07/2026

Caawa oo ah habeenka 2-aad ee kulanka cilmiyeedkii 14aad,
waxaa lagu soo jeedin doonaa labo muxaadaro oo aad u muhiim ah:
oo ay soo jeedin doonaan Sh. Maxamed Maclin Xasan Iyo Dr. Aadan Maxamed Cigaal
Goobta: Masjidka Ramadaan
Taariikhda: Caawa, 21 / July / 2026
Xilliga: Bacdal Makhrib (Salaadda Makhrib ka dib)

📢 Ogeysiis Muhiim Ah: Kulan Cilmiyeedka Sanadlaha Ah (Meertada 14-aad)Mu’assasada Al-Minhaaj ee Dacwada iyo Horumarinta ...
20/07/2026

📢 Ogeysiis Muhiim Ah: Kulan Cilmiyeedka Sanadlaha Ah (Meertada 14-aad)
Mu’assasada Al-Minhaaj ee Dacwada iyo Horumarinta waxay ogaysiinaysaa dhamaan bulshada magaalada Gaalkacyo bilaabashada kulan cilmiyeedkii sanadlaha ahaa.

Caawa oo ah habeenka 1-aad ee kulanka, waxaa lagu soo jeedin doonaa labo muxaadaro oo aad u muhiim ah:

Muxaadarada 1-aad:
Cinwaanka: الغفلة عن الموت وأثرها في حياة المسلم (Mooganaanta Geerida iyo Saamaynta ay ku leedahay Nolosha Muslimka)

Waxaa soo jeedinaya: Sheekh Axmed Shaakir Xasan

Muxaadarada 2-aad:
Cinwaanka: الذنوب وآثارها على الفرد والمجتمع (Dembiyada iyo Saamayntooda ku aaddan Shaqsiga iyo Bulshada)

Waxaa soo jeedinaya: Sheekh Cali Aadan Isxaaq

Goobta: Masjidka Ramadaan

Taariikhda: Caawa, 20 / July / 2026

Xilliga: Bacdal Makhrib (Salaadda Makhrib ka dib)

07/07/2026

nadiga warbahinta kulan ay nalaqaten gadomiye ku xugenka ahna gadomiyaha Suldaan Cabdiraxmaan Macalin Bilaal Dr xasan alxariiri

JILKA DACWADDA IYO HORMARINTA DINTA Hambalyo, curashada sannadka cusub ee Hijriga ee 1448 darteed, waxaan hambalyo iyo b...
16/06/2026

JILKA DACWADDA IYO HORMARINTA DINTA

Hambalyo, curashada sannadka cusub ee Hijriga ee 1448 darteed, waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa shacabka Soomaaliyeed & Ummadda Islaamka.

Ilahay sanadkan hanooga dhigo mid bash bash & barwaaqo sanad cusub. 🤍
W.B.T

Jiilka Dacwada  dhaman umadda somaliyed waxan lenahay EID MUBARAK Eidul al adha
26/05/2026

Jiilka Dacwada dhaman umadda somaliyed waxan lenahay EID MUBARAK Eidul al adha

Jiilka Dacwada aqoonta iyo hormarinta diinta islamka Waxa  salan io boqosho nogu yumid Dr Adan maxamed cigaal iyo Mamula...
01/05/2026

Jiilka Dacwada aqoonta iyo hormarinta diinta islamka
Waxa salan io boqosho nogu yumid Dr Adan maxamed cigaal iyo Mamulaha markaska imaamul jasari ustad cumar faruuq Dr Adam aya nogo shekeyey tarikhdi dhereyd islamka so maaray wakhtigi h**e iyo sidey diinta ku so gartey somaliya iyo caqabadihi ay la kulmen culumadi xilga dinta fafinayey wuxu ku so gabeyey hadalkisa ina ku fara adegno dintena h**eyna uwadano barshada diinta iyo ku dhaqankeeda
WBT

28/04/2026

iyo aqoonta
Garaahaan gurubka akhriska maqalada io kutubta

BISMILAAH Jiilka Dacwada aqoonta   iyo hormarinta dinta islamka Dhanyaro dayara o barta dinta islamka Wuxu ka koban yaha...
25/04/2026

BISMILAAH
Jiilka Dacwada aqoonta iyo hormarinta dinta islamka
Dhanyaro dayara o barta dinta islamka
Wuxu ka koban yahay jiilka dacwada 4 marxalo
1.marxaladii kowaad oo socotey bisha 9 October ilaa bishi 12 December imtixanki marxalada kowadna so galney
2. mar xaladi laab bishi January ilaa bisha April 20 kedi waxan galeney imtixanki.
3. marxaladi sadexada 23 April malinimadi kahamista ayey no hilabtey waxayna dhamaneysaa 20 July
4.marxalada afrad waxay bilabaneysa 20 julay waxayna ku egtahay September.
Alle nabad hanagu garsiyo
WBT

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jiilka Dacwada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share