12/01/2026
Qaybinta agabka waxbarashada ee iskuulka Gobsho
Waxbarashada Gobsho
Qaybinta agabka waxbarashada ee iskuulka Gobsho
Asc allaa mahad leh
Waxaa si wanaagsan noogu socda imtixaankii teeramka 1aad maalintii 3aad ardayda guul ayaa u rajayn