28/06/2026
Hambalyo iyo Bogaadin Hoggaanka Cusub ee Ardayda Jaamacadda GU๐
Guddoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Plasma, Mudane Shariif Abdi Salan Cali , ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray hoggaanka cusub ee loo doortay matalaadda ardayda Jaamacadda Galkacyo University
Waxaan si gaar ah ugu hambalyeynayaa:
Guddoomiyaha: Mudane Xasan Axmed Maxamed
Guddoomiye Ku-xigeenka: Ridwaan Xuseen Axmed
Xoghayaha: Cabdiraxmaan Cisman Daahir
Gudoomiyaha oo munaasabada qudbad kajeediyey wuxuu ku bogaadiyay ardayda Jaamacadda gu nidaamka dimuqraadiyadeed ee ay sanad walba ugu doortaan hoggaan cusub, isagoo sheegay in doorashadu tahay astaan muujineysa midnimo, masuuliyad iyo horumar.
Sidoo kale gudoomiyuhu wuxuu ugu baaqay dhammaan ardayda inay si dhow ula shaqeeyaan hoggaanka ay doorteen, si wadajir loogu gaaro horumar iyo adeeg wanaagsan oo ay wada helaan dhammaan ardayda.
Dhanka kale, wuxuu kula dardaarmay hoggaanka cusub inay gutaan waajibaadka loo igmaday, kuna shaqeeyaan daacadnimo, hufnaan iyo cadaalad
Hambalyo mar kale hoggaanka cusub, waxaan idiin rajeynaynaa guul iyo waxqabad wanaagsan. ๐
17/06/2026
.....๐ฃ๐๐๐ฆ๐ ๐ ๐จ๐ก๐๐ฉ๐๐ฅ๐ฆ๐๐ง๐ฌ ๐ ๐จ๐๐จ๐ ๐๐๐ ๐ฃ๐จ๐ฆ.......
๐ฌ๐ผ๐๐๐ต ๐ฃ๐ฒ๐ฟ๐๐ผ๐ป๐ฎ๐น & ๐ฃ๐ฟ๐ผ๐ณ๐ฒ๐๐๐ถ๐ผ๐ป๐ฎ๐น ๐๐ฟ๐ผ๐๐๐ต ๐ฃ๐ฟ๐ผ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ
๐๐ผ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ โ ๐ก๐ผ๐น๐ผ๐น & ๐ซ๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฏ๐ฎ
๐ Ogaal Forum waxay Ku qaban doontaa Jaamacada Plasma Xarunta Mudug tababar gaar ah oo loogu talagalay dhalinyarada doonaysa inay horumariyaan naftooda, xirfaddooda iyo hoggaamintooda.
๐ Waxaad ku baran doontaa:
๐ฑ Personal Development (Horumarka Shaqsiga)
โ
Kalsooni dhisid & is-aaminaad
โ
Maareynta shucuurta (Emotional Intelligence)
โ
Isbarasho & ogaanshaha awoodahaaga
โ
Ka gudbidda cabsida iyo walbahaarka
โ
Hadaf dejin & dhiirrigelin nafeed
โ
Waqti maamul & isku dheellitir nolol iyo shaqo
๐ผ Professional Development (Horumarka Xirfadeed)
โ
Hadal & soo bandhigid xirfad leh (Public Speaking & Presentation Skills)
โ
Xirfadaha isgaarsiinta (Communication Skills)
โ
Hogaamin & goโaan qaadasho
โ
CV Writing & Interview Skills
โ
Shaqo anshaxeed & xirfad shaqo
โ
Qorsheynta horumarka xirfadda (Career Planning)
โจ Tababarkani wuxuu kaa caawinayaa inaad noqoto dhalinyaro kalsooni leh, xirfad sare leh, kana muuqata bulshadeeda iyo shaqadeeda.
๐๐๐ญ๐ : ๐๐ - ๐๐ / ๐๐ / ๐๐๐๐
๐๐ข๐ฆ๐ : ๐:๐๐๐ฉ๐ฆ - ๐๐:๐๐๐ฉ๐ฆ
๐๐๐ง๐ฎ๐: ๐๐ฅ๐๐ฌ๐ฆ๐ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐๐ฎ๐ ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ
Si aad Uga qaybgashid Fadlan kusoo biir Watsapp group ka loo diyaariyay Ardayda doonaysa in ay Ka qaybgalaan oo Ku dhufo linkga hoos yaala
https://chat.whatsapp.com/LJDem6jHUk9DC4ytaETWFN?s=cl&p=a&ilr=0
15/06/2026
Xukuumadda Midowga ardayda Jaamacadda Plasma oo uu hogaminayo Mudane Shariif Abdi Salan Cali oo ay wehliyaan G ku xigeenka iyo Xoghayaha Midowga Ardayda Jaamacadda Plasma ๐๐ฒ๐๐ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐๐ฒ ๐ก๐๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐ฅ๐ ๐ฌ๐๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ ๐ข๐ข๐ฌ๐ Xukuumadda Midowga Ardayda jamacada Bariga Africa University oo Hogaaminayo Gudoomiyaha Midowga Ardayda Jaamacadda Bariga Africa University Abdiwali Ali Baceeye
โ
โGaalkacyo, Maanta oo ay taariikhdu tahay 13/6/2026. Waxaa Heshiis iskaashi ah kala saxiixday labada Xukuumaddood kadib markii kulan ka dhacay xafiiska midowga ardayda jaamacada Bariga Africa University
Heshiiskaan iskaashiga ah, ayaa muujinaya wada shaqeynta iyo iskaashiga ka dhaxeeya ururada ardayda ee labada jaamacadood, asagoo keeni kara fursado cusub oo ku saabsan hormarinta arrimaha ardayda, is-dhaafsiga aqoonta iyo xoojinta xiriirka labada jaamacadood.
โ
โHeshiisyada noocan oo kale ah ayaa ah kuwo lagu xoojinayo wada shaqeynta ardayda, abuurista barnaamijyo wadajir ah iyo taageero wadaag ah oo ku aaddan arrimaha muhiimka ah ee ardayda.
โ
โ๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ถ๐ป๐ฎ๐ฐ ๐ต๐ฒ๐๐ต๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐
๐ฎ ๐ ๐ธ๐ฎ๐น๐ฎ ๐๐ฎ๐
๐ถ๐ถ๐
๐ฎ๐ :-
โ
โGudoomiyaha Midowga ardayda Jaamacadda Plasma Mudane Shariif Cabdisalaam Cali
''""
Gudoomiyaha Midowga ardayda Jaamacadda Bariga Africa Mudane Cabdiwali Cali Baceeye.
10/06/2026
................๐ฑ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฑ....................
Waxaan si sharaf leh idiin kugu martiqaadaynaa Aqoon kororsi cinwaankiisu yahay:
๐๐ ๐ซ๐ข๐๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ ๐๐ก๐ ๐๐๐๐ค๐๐จ๐ง๐ ๐จ๐ ๐๐ข๐๐, ๐๐๐จ๐ง๐จ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ซ๐จ๐ฐ๐ญ๐ก, ๐๐ง๐ ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐ฏ๐๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐๐ง๐ญ
๐๏ธ ๐๐จ๐จ ๐๐๐๐๐ข๐ฒ๐: ๐๐ซ๐จ๐. ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐๐๐ข๐ซ ๐๐ฅ๐ข ๐๐ ๐๐ฅ
๐
Taariikhda: 11/06/2026
๐ Waqtiga: 6:00 PM (Maqribnimo)
๐ Goobta: Jaamacadda Plasma โ Xarunta Mudug.
Aqoon kororsigaan wuxuu diiradda saari doonaa muhiimadda beeraha iyo doorkooda ku aaddan nolosha bulshada, koboca dhaqaalaha , iyo horumarka bulshada.
Waxaan si gaar ah Aqoon-Kororsigaan ugu martiqaadaynaa ardayda, macallimiinta, aqoonyahannada, iskaashatada beeraleyda, iyo dhammaan daneeyayaasha horumarka bulshada Ee ku nool Gobolka Mudug .
Soo dhowaada dhammaantiin.
20/05/2026
๐๐๐๐๐๐จ๐ฅ๐๐ ๐ง๐๐ฅ๐ง๐๐ก๐๐ ๐๐จ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐๐๐ฌ๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐ฃ๐๐๐ฆ๐ ๐ ๐ซ๐๐ฅ๐จ๐ก๐ง๐ ๐ ๐จ๐๐จ๐
Waxaa maanta Garoonka Galkayo Center si rasmi ah uga furmay tartanka kubadda cagta ee ardayda Jaamacadda Plasma Xarunta Mudug.
Kulanka furitaanka tartankan ayaa dhex maray Waaxaha Information Technology iyo Computer Science, iyadoo ciyaartu ahayd mid xiiso badan oo ay ka muuqatay tartan iyo isdhexgal wanaagsan.
Tartankan wuxuu qeyb ka yahay dhiirrigelinta ciyaaraha, horumarinta tayada ardayda, iyo xoojinta wadajirka ardayda Jaamacadda Plasma.
โEducating the Whole Nationโ
15/05/2026
Hambalyo Maalinta Gobonnimada iyo halgankii dhalinyaradii geesiyaasha ahayd ee SYL
Xukumada midowga Ardayda Jaamacadda Plasma Mudug
Campus oo u hogaminayo gudomiyaha ardayda Mudane Shariif Abdi Salaam iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee ardeyda waxey hambalyo u dirayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa maalmaha qiimaha badan ee halgamayaashii naftooda iyo waqtigooda u huray xorriyadda iyo midnimada ummadda Soomaaliyeed.
Dhalinyaradii SYL waxay ahaayeen astaan geesinimo, waddaniyad iyo himilo fog oo horseeday xorriyadda dalkeenna.
Annago waxan sii wadi doona ilaalinta midnimada, nabadda iyo horumarka dhakeena ๐ธ๐ด
โDhalinyaro waa laf dhabarta ummadda.โ
Soomaaliyeed
03/05/2026
Ka Qeybgalka Xaflada Caleema Saarka Guddoomiyaha Cusub Ardeyda jamacada GSU
Gudoomiyaha Midowga Ardeyda Jaamacadda Plasma mudug Campus Mudane Shariif Cabdisalaam Cali ayaa maantay ka qayb galay xaflada xil-wareejinta iyo caleemo saarka Gudoomiyaha Midowga ardayda Jaamacadda Global Science University
Mudane Yuusuf Abdirahmaan Muumin
Gudoomiye shariif oo goobta hadal ka jeediyey ayaa tilmaamay in ay muhiim tahay xil wareejinta nuucaan oo kale ah taas oo ardayda soo doortaan Hogaankooda ay si niyad wanaag ah ay xil ula wareegaan.
Gudoomiyaha ayaa sidoo kale bogaadiyey xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya labada Xukuumaddood ee jaamacada Plasma University iyo Global science University
Horumarin bulsho iyo qorshe midnimo ku dhisan.
26/04/2026
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐ฃ๐๐๐ฆ๐ ๐ โ ๐ซ๐๐ฅ๐จ๐ก๐ง๐ ๐ ๐จ๐๐จ๐
Waxaa Maanta Markale Jaamacadda Plasma โ Xarunta Mudug lagu qabatay tababar (practical) muhiim ah oo loogu talagalay ardayda culuumaadka caafimaadka, gaar ahaan Kalkaaliyanimada
Tababarka Maanta ayaa si gaar loo samayey Blood Group Ardayduna waxay ka faaโiideysteen tababarkan oo sare u qaaday aqoontooda iyo xirfaddooda, isla markaana u diyaarinaya inay si hufan ugu adeegaan bulshada mustaqbalka dhow.
23/04/2026
๐๐งช **Ardayda Caafimaadka oo Practical Sameeyay!**
Maanta, ardayda barata culuumaadka caafimaadka gaar ahaan **Kalkaaliyanimada** ayaa si guul leh ugu sameeyay *practical* muhiim ah gudaha Shaybaarka Jaamacadda Plasma โ Xarunta Mudug.
๐ฉโโ๏ธ๐จโโ๏ธ Ardaydu waxay muujiyeen xirfad, dadaal iyo faham qoto dheer oo ku saabsan habraacyada caafimaadka, taasoo kaalin weyn ka qaadanaysa diyaarintooda mustaqbalka.
๐ฌ Tababarkan gacanta ah (hands-on practical) wuxuu muhiim u yahay horumarinta aqoonta iyo kartida ardayda, si ay ugu adeegaan bulshada si hufan oo xirfad leh.
๐ Hambalyo dhammaan ardayda iyo macallimiinta dadaalka badan!