01/05/2026
Munaasabad casho-sharaf ah oo lagu maamuusay xulka kubadda cagta ee Kulliyadda Business and managment ee Jaamacadda Bariga Afrika-Galkacyo
Munaasabaddan waxaa soo qaban qaabiyay gudoonka kulliyadda, oo uu hogaaminayo gudoomiye AHMED ABDULAHI FAARAH iyo ku-xigeentiisa Takar , kuwaas oo ku bogaadiyay xulka dadaalkooda, kartidooda, iyo guulaha ay gaareen, iyagoo sidoo kale u balan qaaday taageero joogto ah si loo sii xoojiyo horumarka kooxda ee kubada cagta.
Munaasabaddu waxay ahayd mid muujinaysay dhiirrigelinta iyo garab istaagga maamulka kulliyadda ee horumarinta ciyaaraha iyo tayeynta iskaashiga iyo is dhex galka ardayda.
๐๐๐๐๐ฑ ๐ฐ๐๐ซ๐๐๐๐๐ข๐ง๐ญ๐
๐
๐๐ฒ๐ฌ๐๐ฅ ๐
๐๐ซ๐ฑ๐๐๐ง ๐๐๐ซ๐๐ข ๐๐๐ฒ๐ง๐๐๐ง (๐๐ด๐ด๐
-๐๐ด๐ด๐
๐ธ)
30/04/2026
Guddoonka Kulliyadda oo uu hoggaaminayo Deen ka Kulliyadda Ustaad Omer Abdihakim iyo Guddoomiyaha Kulliyadda AHMED ABDULAHI FAARAH ayaa soo qaban qabiyey tababar muhiim ah oo ku saabsan ka hadalka, kaas oo loo qabtay ardayda kulliyadda .
Tababarkan waxaa soo jeediyay Ustaad Saed M. Hassan oo ah qabiir khibrad dheer u leh horumarinta xirfadaha hadalka, hoggaaminta, iyo isgaarsiinta wax-ku-oolka ah.
Sidoo kale maamulka jamacada East Africa University - Galkacyo Campus ayaa kaalin mug leh ka qaatay qabashada tababarkan.
Ujeeddada tababarka ayaa ahayd in ardayda lagu xoojiyo awoodda ay si hufan, kalsooni leh, uguna hadlaan fagaarayaasha kala duwan, taasoo muhiim u ah horumarkooda waxbarasho iyo mustaqbalkooda shaqo.
Guddoonka Kulliyadda waxaa mar walba ka goโan horumarinta aqoonta iyo xirfadaha ardayda, iyagoo si joogto ah u qabanaya barnaamijyo wax-ku-ool ah oo kor u qaadaya tayada waxbarashada ardayda
๐ด๐๐
๐๐๐ ๐พ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐
๐๐ฒ๐ฌ๐๐ฅ ๐
๐๐ซ๐ฑ๐๐๐ง ๐๐๐ซ๐๐ข ๐๐๐ฒ๐ง๐๐๐ง (SAAR-SAARE)
24/04/2026
Guddoomiyaha Naadiga Cilmi-baarista ENG Kheyre Ahmed Abdulkadir ayaa si rasmi ah u magacaabay xubnaha cusub ee naadiga kadib markii uu qiimeeyay khibradooda, kartidooda, iyo waaya-aragnimada ay u leeyihiin hoggaaminta ardayda.
Xubnahan cusub ayaa door muhiim ah ka qaadan doona horumarinta cilmi-baarista, dhiirrigelinta hal-abuurka, iyo kor u qaadidda aqoonta ardayda. Sidoo kale waxay gacan ka geysan doonaan abaabulka barnaamijyo waxbarasho iyo cilmiyeed oo kor u qaadaya tayada aqoonta ee ardayda.
Guddoomiye Kheyre Ahmed ayaa xubnahan u rajeeyay guul iyo waxqabad muuqda, isaga oo ku booriyay inay si daacadnimo, wadajir, iyo dadaal leh u gutaan waajibaadkooda.
Waxaa la filayaa in hoggaankan cusub uu keeno isbeddel muuqda oo horseeda horumar iyo firfircooni cusub oo ku saabsan howlaha Naadiga Cilmi-baarista.
30/03/2026
Jaamacadda Bariga Afrika โ faraceeda Gaalkacyo ayaa qabatay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay, laguna maamuusay xulka kubadda cagta kulliyadda Business and managment Student's union EAU Galkacyo oo ku guulaystay koobka isdhexgalka ardayda.
Munaasabadda oo ay ka soo qayb galeen maamulka jaamacadda, xukumada ardayda business and managment iyo marti sharaf kale, ayaa si weyn loogu bogaadiyey guusha xulka business and managment , iyadoo la xusay midnimada, dadaalka joogtada ah, iyo anshaxa wanaagsan ee ay muujiyeen ciyaartoydu.
Guddoomiyaha kulliyadda Business and Management, AHMED ABDULAHI FAARAH ayaa si gaar ah ugu mahadceliyey xulka kulliyaddiisa, isagoo bogaadiyey dadaalka, kartida, iyo heerka ciyaareed ee sare ay soo bandhigeen.
- Wuxuu sidoo kale xusay in saddexdii sano ee uu tartanku socday ay kulliyaddu laba jeer ku guulaysatay koobka, halka hal marna ay gaareen final-ka, taasoo muujinaysa joogteynta guusha iyo dadaalka xulka.
Ugu dambayn, ciyaartoyda waxaa la guddoonsiiyey abaalmarino iyo shahaadooyin, iyadoo guushan ay noqotay mid dhiirrigelin u ah ardayda lagana abaaal mariyey dadaalkooda .
๐ ๐
๐๐๐๐๐ฑ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐๐๐ข๐ง๐ญ๐
๐๐ฎ๐๐๐ฎ๐น ๐๐ฎ๐ฟ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ซ๐ฎ๐ฟ๐ฏ๐ถ ๐๐ฎ๐๐ป๐ฎ๐ฎ๐ป (๐๐๐๐-๐๐๐๐๐ )
19/03/2026
๐๐ฎ๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐: ๐๐ก๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐๐ก๐ข ๐
๐๐ซ๐๐ก (๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐)
โ๐ข๐ฒ๐จ
๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฌ๐จ ๐ค๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง: ๐๐๐ฃ๐๐ฑ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ ( ๐๐๐ค๐๐ซ )
waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan bulshada, gaar ahaan bahda ay hoggaamiyaan, munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga ๐
Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadii bisha barakaysan ee Ramadaan, hana inagu galado farxad, caafimaad, nabad iyo barwaaqo๐ซ
ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงูุ ููู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑ ุจู
ูุงุณุจุฉ ุนูุฏ ุงููุทุฑ ุงูู
ุจุงุฑู. dhammaantiin.๐ซ
๐๐๐๐๐ฑ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐๐๐ข๐ง๐ญ๐ :๐
๐๐ฒ๐ฌ๐๐ฅ ๐
๐๐ซ๐ฑ๐๐๐ง ๐๐๐ซ๐๐ข ๐๐๐ฒ๐ง๐๐๐ง(๐ฆ๐๐๐ฅ-๐ฆ๐๐๐ฅ๐)
19/03/2026
Guul inshallah Business and managment , Guushu waa dhankeena ilaahay idankiis ๐ฅ
โค๏ธ
FINALKA KOOBKA ISโDHEXGALKA KULLIYADAHA JBA!
Caawa waa habeenka goโaanka.
๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐๐ฌ๐ฌ & ๐๐๐ง๐๐ ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ซ๐๐ & ๐๐๐ฐ
ayaa ku dagaallamaya sharaf, karti iyo koobka sanadka.
๐
19 March 2026 โ โฐ 7:30 PM
๐ Place To Be
Ka soo qaybgal oo taageer kuliyaddaada!
05/03/2026
Guddoomiyaha Kulliyadda Business and Management, Axmed Cabdulahi Farax (๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐) , ayaa macalin Yuusuf Shariif Maxamed (๐๐ก๐ข๐๐จ) u magacaabay tababaraha xulka kubadda cagta ee kuliyadda Business and managment
Magacaabistan ayaa looga gol leeyahay in lagu horumariyo ciyaaraha kulliyadda iyo in ardaydu helaan hoggaan iyo tababar wanaagsan.
๐๐๐๐๐ฑ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐๐๐ข๐ง๐ญ๐ :๐
๐๐ฒ๐ฌ๐๐ฅ ๐
๐๐ซ๐ฑ๐๐๐ง ๐๐๐ซ๐๐ข ๐๐๐ฒ๐ง๐๐๐ง (๐๐๐๐-๐๐๐๐๐)
18/02/2026
Guddoonka Ardayda ee Kuliyadda Business & Management .
โBismillaahi Raxmaani Raxiim,
โAnigoo ku hadlaya magacayga, kan guddiga ardayda, iyo dhammaan bahda Kuliyadda Business and Management ee Jaamacadda East Africa GALKACYO .
waxaan hambalyo diiran u dirayaa:
โข โMaamulka iyo macalimiinta sare ee Jaamacadda East Africa.
โข โdhamaan Ardayda jamacada bariga africa
โข โDhammaan umadda Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamka.
.ุฑู
ุถุงู ู
ุจุงุฑู ุนูููู
ุงูุดูุฑ ุงููุฑูู
ุ ูุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงู."
โRamadaanku maaha oo kaliya bil cibaado, balse waa bil ina baraysa Maamulka Nafta (Self-Management), samirka, iyo naxariista. Waa fursad aan dib u eegis ugu sameyn lahayn hadaf yadeena nolosha iyo kuwa aakhiraba.
โWaxaan Eebbe nooga baryayaa inuu naga aqbalo soomka iyo salaadda, uuna na waafajiyo khayraadka bishan dhexdeeda ku jira. Aamiin yaa rabi .
โRamadaan Kariim, Dhammaantiin.
โ