Machadka iqra

Machadka iqra Machadka iqra ee culuumta quraanka iyo luqada carabiga
معهد اقرا للقراءات وعلوم القران الكريم واللغه العربيه

18/02/2026

Machadku wuxuu kuyaala magaalada galkacyo
Wixii faah faahin ah nagala soo xiriir +252 907 757 961 ama +252 907878312

Hambalyo Hambalyo  Hambalyo  waxaan dhamaan ardayda, mucaliminta iyo waalidiinta  machadka iqra ee culuumta quraanka iyo...
14/12/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo waxaan dhamaan ardayda, mucaliminta iyo waalidiinta machadka iqra ee culuumta quraanka iyo luqada carabiga معهد اقرا للقراءات وعلوم القران الكريم واللغه العربيه
ugu Hambalyay nay naa bilaabashada imtixaan ka teeramka 1aad ee sanad dugsiyeedka 2025 -2026
Wuxuu si toosa inoo ku bilowday imtixaan Taariikh 13/12/2025 wuxuuna inoo soo gaba gaboobi doonaa taariikh 18/12/2025 in sha allah
maamulka iyo mucalimiintu waxay urajaynayaan ardayda guul iyo hormar
Wuxuu kale oo uu machadku waalidiinta jecel in ubad koodu ubartaan qiraa'aadka ugu bishaaray nayaa in uu fursad siinayo isagoo qaadanaya arday cusub

Wixii faah faahin ah nagala soo xiriir +252 907 757 961 ama
+252 907878312

Hambalyo 21 ka November  maalinta macalin ka soomaliyeed
22/11/2025

Hambalyo
21 ka November maalinta macalin ka soomaliyeed

Jumca Mubarak
07/11/2025

Jumca Mubarak

Ogaysiis ogaysiis ogaysiis  waxaa dhamaan ardayda , macaliminta iyo waalidiinta machadka iqra ee culuumta quraanka iyo l...
03/11/2025

Ogaysiis ogaysiis ogaysiis waxaa dhamaan ardayda , macaliminta iyo waalidiinta machadka iqra ee culuumta quraanka iyo luqada carabigaمعهد اقرا للقراءات وعلوم القران الكريم واللغه العربيه
la ogaysiinayaa in imtixaan ka billaha ah uu bilaabanayo maalinta khamiista ah ee taariikhdu tahay 06/ 11 /2025 oo waa faqsan ٠٦/١١/١٤٤٧
Machadku wuxuu kuyaala magaalada galkacyo aaga hotel Aaran
Wixii faah faahin ah nagala soo xiriir +252 907 757 961 ama
+252 907878312
Wabilaahi towfii

30/10/2025

Waa Koox arday ah oo ka tirsan machadka iqra ee culuumta quraanka iyo luqada carabiga معهد اقرا للقراءات وعلوم القران الكريم واللغه العربيه
oo soo bandhigaysa filim ay kumatalayaan xuruufta icraabka luqada carabiga
Machadku wuxuu kuyaala magaalada galkacyo
Wixii faah faahin ah nagala soo xiriir +252 907 757 961 ama
+252 907878312

30/10/2025

Sundus Maxamud Salaad waa ardayad ka tinsan machadka iqra ee culuumta quraanka iyo luqada carabiga معهد اقرا للقراءات وعلوم القران الكريم واللغه العربيه
oo kahadlaysa muhimada luqada carabiga kuna boorinaysa dadka barashadeeda luqada
Machadku wuxuu kuyaala magaalada galkacyo
Wixii faah faahin ah nagala soo xiriir +252 907 757 961 ama
+252 907878312

30/10/2025

Kani waa Sakariye c/qani oo kamid ah ardayda machadka iqra ee culuumta quraanka iyo luqada carabiga معهد اقرا للقراءات وعلوم القران الكريم واللغه العربيه
oo soo jeediyay khudbo mahadnaqa taabanaysana muhimada machadku uu uleeyahay bulshada
Machadku wuxuu kuyaala magaalada galkacyo
Wixii faah faahin ah nagala soo xiriir +252 907 757 961 ama
+252 907878312

30/10/2025

Kani waa c/qani faarax oo ka mid ah ardayda machadka iqra ee culuumta quraanka iyo luqada carabiga معهد اقرا للقراءات وعلوم القران الكريم واللغه العربيه
oo soo jeedinaya kalmad taabanaysa fadliga barashada cilmiga
Machadku wuxuu kuyaala magaalada galkacyo
Wixii faah faahin ah nagala soo xiriir +252 907 757 961 ama
+252 907878312

Address

Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Machadka iqra posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category