Imam Shafi’i University -Galkacyo Compus

Imam Shafi’i University -Galkacyo Compus Kusoo Dhawoow Jaamacadda Imaamu Shaafici Faraceeda Gaalkacyo

18/09/2026
🌹 في رحاب حبِّ المصطفى ﷺ 🌹ليس حبُّ محمد ﷺ كلماتٍ تُقال، ولا مناسبةً تمرّ ثم تنتهي؛ بل هو إيمانٌ يسكن القلوب، ونورٌ يهدي ...
13/09/2026

🌹 في رحاب حبِّ المصطفى ﷺ 🌹

ليس حبُّ محمد ﷺ كلماتٍ تُقال، ولا مناسبةً تمرّ ثم تنتهي؛ بل هو إيمانٌ يسكن القلوب، ونورٌ يهدي الأرواح، وسيرةٌ نعيش بها، وسُنّةٌ نقتدي بها.

في جامعة الإمام الشافعي نحتفي بالمصطفى ﷺ، حبًّا لمن أرسله الله رحمةً للعالمين:

﴿وَمَا أَرْسَلْنَاكَ إِلَّا رَحْمَةً لِّلْعَالَمِينَ﴾

يا رسول الله ﷺ، ما أعظم حبَّك في قلوبنا، وما أكرم ذكرك على ألسنتنا، وما أجمل أن تكون سيرتك نورًا في علمنا، وأخلاقك قدوةً في حياتنا.
اللهم ارزقنا حبَّ نبيك ﷺ، واتباع سنته، وكثرة الصلاة والسلام عليه، واحشرنا تحت لوائه، واسقنا من حوضه، واجمعنا به في الفردوس الأعلى.

اللهم صلِّ وسلم وبارك على سيدنا محمد، وعلى آله وصحبه أجمعين. ﷺ



ﷺ
ﷺ

11/09/2026

09/09/2026

🎓 BACK TO CLASS
OGEYSIIS: DIB U FURISTA JAAMACADDA
Jaamacadda Imaam Shaafici – Xarunta Gaalkacyo waxay ogaysiinaysaa Maamulka, Macallimiinta, Hawlwadeennada, iyo Ardayda in fasallada dib loo furayo:
📅 Khamiis, 10 Sebtembar 2026
📚 Sannad-waxbarasheedka 2026–2027
Waxaan dhammaan ardayda iyo shaqaalaha u rejaynaynaa sannad-waxbarasheed barakaysan oo ka buuxa aqoon, horumar, iyo guul.

Office
Imam Shafi’i University – Galkayo Campus

Jaamacadda Imaamu Shaafici ayaa  si wanaagsan uga qayb qaadatay Bandhigga Waxbarashada sare ee Soomaaliyeed oo ay si wad...
09/09/2026

Jaamacadda Imaamu Shaafici ayaa si wanaagsan uga qayb qaadatay Bandhigga Waxbarashada sare ee Soomaaliyeed oo ay si wada jir ah usoo agaasimeen
ASU – Association of Somali Universities (Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed)iyo Damaashaad Events.

Ka-qaybgalka jaamacaddu wuxuu fursad u noqday in waalidiinta yo ardayda heleen xog dhameestiran oo ku saabsan fursadaha iyo barnaamijyada waxbarasho oo ay jaamacaddu bixiso.

30/08/2026

Ustad Cabdullahi Sh. Nuur
Camiidka kuliyadda sharciga iyo qaanuunka jamacdda imamushafi’i farceda

28/08/2026

Cali sh. Yuusuf
Camiidka kuliyada waxbarashada.(كليةً التربية }

27/08/2026

Xaafiiska Aqbalaadda iyo diiwangalinta

🎓 JAAMACADDA IMAAM SHAAFICI – XARUNTA GAALKACYO

🎓 Kulliyado kala duwan
📚 Diploma-yo xirfadeed
👨‍🏫 Macallimiin takhasus leh
🌟 Waxbarasho tayo leh

Aqoon • Tarbiyad • Xirfad • Mustaqbal

📞 Nala soo xiriir:
+252 61 7008783
+252 61 7300089

Waxaan idinkugu hambalyeyneynaa Manaasabadda maalintii ummaaddaan ilaahey usoo saaray nuurka kana bixiyay Mugdiga oo ah ...
25/08/2026

Waxaan idinkugu hambalyeyneynaa Manaasabadda maalintii ummaaddaan ilaahey usoo saaray nuurka kana bixiyay Mugdiga oo ah maalintii uu koonka kusoo biiray Nabigeena suuban Caleyhi salaatu wa salaam.

اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على سيدنا ونبِيِّنَا وحبيبنا وشفيعنا مُحمَّد عدد ماذكره الذاكرون وعدد ما غفل عن ذكره الغافلون
آلَلَهّمً صّلَئ؏مًحًمًدٍ وٌآلَ مًحًمًدٍ ﷺ

24/08/2026

🎓 JAAMACADDA IMAAM SHAAFICI – XARUNTA GAALKACYO

Ustaad Sahal Muhumud Abdulle, Madaxa Xafiiska Xiriirka Bulshada, wuxuu si diirran ugu soo dhaweynayaa ardayda iyo bulshada Gobolka Mudug inay ku soo biiraan Jaamacadda Imaam Shaafici.

🎓 Kulliyado kala duwan
📚 Diploma-yo xirfadeed
👨‍🏫 Macallimiin takhasus leh
🌟 Waxbarasho tayo leh

Aqoon • Tarbiyad • Xirfad • Mustaqbal

📞 Nala soo xiriir:
+252 61 7008783
+252 61 7300089

Address

Gaalkacyo/Galmudug
Gaalkacyo
25261

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Imam Shafi’i University -Galkacyo Compus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share