Barwaaqo primery school

Barwaaqo primery school school

Waxaa maanta school ka barwaaqo soo booqday project ay fulinaysay WOLD VISION (WFP) oo ahaa talaalaka cudurka gowracatad...
10/02/2026

Waxaa maanta school ka barwaaqo soo booqday project ay fulinaysay WOLD VISION (WFP) oo ahaa talaalaka cudurka gowracatada.
Waxaa latalaalay ardayda da'doodu kayartahay 15.
We appreciate health works
Thanks.

Hambalyo,Hambalyo,Hambalyo Dhammaan ardayda kaalimaha gashay imtixaankii teeramka iyo waaridiintood waxaan leenahay hamb...
24/01/2026

Hambalyo,Hambalyo,Hambalyo
Dhammaan ardayda kaalimaha gashay imtixaankii teeramka iyo waaridiintood waxaan leenahay hambalyo anagoo iskuduuban maamul iyo macalimiinba.
CONGRATULATIONS ๐ŸŽŠ ALL STUDENTS.

Congratulations ๐ŸŽŠ Hambalyo iyo bogaadin ayaan hawada u marinaynaa ardayda kaalimaha sare gashay iyo waaridkii kusoo dada...
06/01/2026

Congratulations ๐ŸŽŠ
Hambalyo iyo bogaadin ayaan hawada u marinaynaa ardayda kaalimaha sare gashay iyo waaridkii kusoo dadaalaayey mudada dheer.
Kani waa naxsuulkii kasoo baxay imtixaankii teeramka sanad dugsiyeedkii dhammaaday ee BARWAAQO PRIMERY SCHOOL
GALKIO SOMALIA.

22/08/2025

Sheeko cajiiba

22/08/2025

Ardayda scoolka barwaaqo
Oo googaalayso cajiiba kusoo bandhigay taabuurka

Address

Suuq Barwaaqo
Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barwaaqo primery school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category