Tayo Institute Of Health Science And Technology Galkayo

Share

Nagu soobiir Oo hel Aqoon iyo practice joogto ah

18/07/2026

Alle ayaa mahad leh oo noo suurtagaliyey maantay oo sabti ah taariikhdu nah ku asteesan tahay 18/7/2026 Barnaamish keenii Aqoon is weedaarsiga Ardayda Machadka Culuumta Caafimaadka iyo Computerka Ee Tayo waxaana soo jeedisay Qaybtii 1aad Ayaan c/naasir maxamed oo kamid ah ardeyda ayaa soo jeedisey
FAA'IDOOYINKA TALAALKA CARUURTA U LEEYAHAY
Institute

08/07/2026

Ardayda Qaybta Shaybaarka machadka Tayo
Ayaa Baraatiko lagu kor dhinaayey aqoon tooda
Ayaa Machadka Tayo Institute Of Health Science And Technology Galkayo u qabtay Baraatiko
Waxaa na bixinaayey Ustaad Liibaan maxamed

21/06/2026

💻 Practical Training on Computer Hardware, Computer Assembly, and Disassembly

Waxaa si heer sare ah loo qabtay tababar wax ku ool ah oo ku saabsan Computer Hardware, Computer Assembly, iyo Computer Disassembly, kaas oo ay soo qabanqaabiyeen Midowga Ardayda Jaamacadda Modern University looguna talagalay ardayda Machadka Tayo.

Tababarkan qiimaha badan waxaa bixiyey Eng. Ahmed Abdi Aden iyo Eng. Sahal Abdi Karean, kuwaas oo ardayda si qoto dheer ugu sharxay qaybaha kala duwan ee kombiyuutarka, habka loo isu geeyo (Assembly), habka loo kala furfuro (Disassembly), iyo xirfadaha farsamo ee muhiimka u ah fahamka iyo dayactirka qalabka kombiyuutarka.

Dhanka kale, macallimiinta tababarka waxaa si rasmi ah ugu mahadceliyey maamulka Machadka Tayo, gaar ahaan Maamule Omar iyo Ustaad Farhan Nuur, kuwaas oo bogaadiyey dadaalka iyo aqoonta ay la wadaageen ardayda. Waxay sidoo kale adkeeyeen muhiimadda ay leedahay in ardaydu helaan tababaro wax ku ool ah oo kor u qaada xirfaddooda iyo aqoontooda farsamo.

Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan intii ka qayb qaadatay hirgelinta tababarkan guusha ku dhammaaday, waxaana rajaynaynaa in ay sii socdaan barnaamijyada kor loogu qaadayo aqoonta iyo xirfadaha ardayda.

🎓 Aqoonta la barto maanta waa guusha la gaadho berrito.

Photos from Tayo Institute Of Health Science And Technology Galkayo 's post 20/06/2026

14/06/2026

Tayo Institute Of Health Science And Technology Galkayo

24/05/2026
16/05/2026

Hoyga Baraatikada Iyo Xirfaddaha Ee Tayo

25/04/2026

Machadka waxa uu kubarayaa Caafimaadka iyo Computer ka
Machadka Culuumta Caafimaadka iyo Computerka Ee Tayo . Waxa uu soo u taagan yahay Soo saaridda Arday Xirfad ahaan iyo Aqoon ahaan sareesa
Hoyga Baraatikada iyo Xirfaddaha Ee Tayo

07/04/2026

Ogaysiis muhiimaa

06/04/2026

Hoyga Baraatikada iyo Xirfaddaha Ee Tayo Institute Of Health Science And Technology Galkayo

Want your school to be the top-listed School/college in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Galkacyo
Gaalkacyo