Dugsiga Hoose/Dhexe Ee Dagaari

Dugsiga Hoose/Dhexe Ee Dagaari page ka rasmiga ee dugsiga hoose dhexe ee dagaari

14/06/2026

Daah-furka Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Degmada Bandiiradley

18/02/2026
Sawiro  IMTIXAANKA DHEXE(MID-TERM Exam ) EE Iskuulka DagaariSabti 10โ€“1โ€“2026Waxaa Saaka Si nabad ah inoogu bilaabmay Imti...
10/01/2026

Sawiro IMTIXAANKA DHEXE(MID-TERM Exam ) EE Iskuulka Dagaari

Sabti 10โ€“1โ€“2026

Waxaa Saaka Si nabad ah inoogu bilaabmay Imtixaanka dhexe Iskuulka hoose dhexe Ee Dagaari

Waxaan U rajeynayaa Ardayda Imtixaanka u fariisatay Guul iyo Natiijo ay Ku farxaan haddii Alle ogolaado

Guuleysta Arday dhammaantiin ๐Ÿ‘ โœ
Dugsiga Hoose/Dhexe Ee Dagaari

#2026

sawiro ardayda 10/December/2025Final tartan aqooneedkii schoolka dagaariclass 8      29 dhibcoodclass 4     26 dhibcoodH...
10/12/2025

sawiro ardayda 10/December/2025

Final tartan aqooneedkii schoolka dagaari
class 8 29 dhibcood
class 4 26 dhibcood

Hambalyo

๐—๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐š Dagaari, ๐Ÿ๐Ÿ-๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“.Maalintii shalay oo ku beegnayd ๐Ÿ๐Ÿ-๐ค๐š ๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ ayaa ardayda Dug...
22/11/2025

๐—๐ฎ๐ฌ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐š

Dagaari, ๐Ÿ๐Ÿ-๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“.

Maalintii shalay oo ku beegnayd ๐Ÿ๐Ÿ-๐ค๐š ๐๐จ๐ฏ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ ayaa ardayda Dugsiga Hoose/Dhexe Ee Dagaari waxay si heer sare ah u soo agaasimeen munaasabad lagu maamuusayay macalimiinta Dugsiga

Munaasabadda waxaa si rasmi ah u soo qaban-qaabiyay Midowga ardayda iskuulka

Intii ay munaasabadda socotay, ardaydu waxa ay macalimiinta gudoonsiiyeen hadyado iyo amaal marinno, kuwaas oo ay ugu talagaleen in ay ku muujiyaan mahadnaq, qadarin iyo in ay la wadaagaan farxadda Maalinta Macalinka soomaaliyeed

.

  || Ololaha Nadaafadda ee Dugsiga Hoose/Dhexe Ee Dagaari  oo ay maanta ka dhacay iskuulka waxaana ka qayb qaatay olalah...
12/11/2025

|| Ololaha Nadaafadda ee Dugsiga Hoose/Dhexe Ee Dagaari oo ay maanta ka dhacay iskuulka waxaana ka qayb qaatay olalaha
Macaliminta iyo Ardayda

Tartan aqooneed Maanta oo arbaco ah taariikhdane ku beegan tahay 5/11/2025 waxaa Dugsiga ka dhacay tartamo saaxibtinimo ...
05/11/2025

Tartan aqooneed
Maanta oo arbaco ah taariikhdane ku beegan tahay 5/11/2025 waxaa Dugsiga ka dhacay tartamo saaxibtinimo oo u dhaxeeyay fasalada

8aad iyo 5/6 aad

Waxayna guusha raacday 8aad
Dugsiga Hoose/Dhexe Ee Dagaari

Tacsi : ุงู†ุง ู„ู„ู‡  ูˆุงู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†  ูƒู„ ู†ูุณ ุฐุงูŠู”ู‚ุฉ ุงู„ู…ูˆ ุช Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa Alla ha unaxarii...
09/10/2025

Tacsi : ุงู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† ูƒู„ ู†ูุณ ุฐุงูŠู”ู‚ุฉ ุงู„ู…ูˆ ุช
Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa
Alla ha unaxariistee Ustaad Cabdi Cabdullaahi Xuseen oo ka mid ahaa bahda waxbarashada Galmudug oo maantay ku geeryooday Degmada Cadaado, kadib markii uu ku dhagay naqaska.

Address

Dagaari
Gaalkacyo
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Hoose/Dhexe Ee Dagaari posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category