Horumar Edu Connect

Horumar Edu Connect Horumar edu connect is innovative online learning platform designed to empower students.

10/05/2025

πŸ’‘ Sidee Shirkaddaada U Anfici Karta In Ay Isticmaasho Data Analytics?

Data analytics waa awood weyn oo shirkadaha maanta ka faa'iideysanayaan si ay u gaaraan horumar joogto ah. Haddaba, sidee shirkaddaada uga faa'iidi kartaa isticmaalka data ?

πŸ“Š 1. Data analytics:
Data analytics waxay shirkaddaada ka caawin kartaa in ay samayso go'aano sax ah , iyadoo la falanqeeyo xogta laga helay suuqa, macaamiisha, iyo hawlaha gudaha ee shirkadda. Taasoo ku saleysan xog dhab ah halkii laga samayn lahaa go'aano qiyaas ah ama aan la hubin.

πŸ’Ό 2. Hufnaanta iyo Kharashka La Xakameeyo:

Marka xogta la falanqeeyo, waxaa fududaanaya in shirkaddu ogaato meelaha ay ku kharash gareyneyso kharashka si aan loo baahneyn ama meelaha ay ka dhiman tahay in xooga la saaro . Tani waxay keeni kartaa yareynta kharashyada iyo kordhinta faa'iidada shirkadda.

πŸ“ˆ 3. Kobcinta Suuqa iyo Xiriirka Macaamiisha:

Falanqaynta xogta waxay shirkaddaada u ogolaaneysaa inay si wanaagsan u fahanto baahiyaha macaamiisha iyo isbeddelada suuqa. Tani waxay ka caawin kartaa shirkadda inay horumariso adeegyada ku habboon baahiyaha macaamiisheeda, iyagoo siinaya adeegyo gaar ah oo ku habboon.

πŸš€ 4. Horumarinta Istaraatijiyadda Ganacsiga:

Data analytics waxay shirkaddaada ka caawin kartaa inay dejiso istaraatijiyad wax ku ool ah oo lagu gaaro yoolalka ganacsi. Waxay taageeri kartaa qorsheynta iyo saadaasha mustaqbalka iyadoo xogta laga helayo hadda iyo taariikhda la falanqeeyo.

πŸ’‘ Soo Koobid:
Isticmaalka data analytics wuxuu shirkaddaada ka caawinayaa inay noqoto mid waxtar leh, hufan, oo ku guuleysata suuqa tartanka adag ee maanta. Shirkaddaada haddii ay isticmaasho xogta, waxay noqon doontaa mid fahanta suuqa, si la mida fahanta macaamiisha, waxayna gaari doontaa horumar!

13/04/2025

🌞 Subax Wanaagsan!

Maalin kasta waa fursad cusub oo aad naftaada ku horumarin karto.

"Ma diyaar baad u tahay inaad bilowdo xirfad la xiriirta suuqa shaqada xaga Networking-ka?"

Koorsada CCNA (Cisco Certified Network Associate) ayaa hadda furan!
βœ… Waxbarasho toos ah & online ah
βœ… Soconaysa 6 bilood
βœ… Internship 1 bil ah
βœ… Fursado shaqo oo IT Support, Network Technician & Administrator

πŸ“ž Wixii faahfaahin ah kala xiriir: 905126222

11/04/2025

🌐 CCNA Volume 1 (200-301)

πŸ“ Location: Horumar College, Galkayo
πŸ“† Start Date: 01/05/2025
⏰ Schedule: Morning / Evening sessions available

πŸ•’ Duration: 6 Months

πŸ“ž Contact Us: +252 5126222 (also available on WhatsApp)

πŸ“² Horumar EduConnect Horumar Edu Connect  waa app  kuu sahlaya inaad si fudud wax u barato, meel kasta oo aad joogto adu...
02/04/2025

πŸ“² Horumar EduConnect

Horumar Edu Connect waa app kuu sahlaya inaad si fudud wax u barato, meel kasta oo aad joogto aduunka! πŸŽ“βœ¨

βœ… Si sahlan ula soco casharradaada
βœ… Hel koorsooyin xirfad leh oo la xiriira teknolojiyada
βœ… Baro macallimiin khibrad leh kuwaasoo kuu hagaya horumarkaaga
βœ… Xiriir bulsho oo aad ka hesho waayo-aragnimo qiimo leh

πŸ“₯ Soo deji app-ka Horumar EduConnect hadda, oo bilow safarkaaga teknolojiyadeed! πŸš€

01/04/2025

πŸš€ Horumar Edu Connect – A Proud Initiative of Horumar College! 🌐

At horumar edu connect, we bring the expertise, innovation, and commitment to quality education that has always defined Horumar Collage. Now, with our online learning platform, you can access world-class education from anywhere! πŸ“šβœ¨

🌟 Why choose Horumar EduConnect?

βœ… Expert instructors from Horumar College πŸ“–
βœ… Flexible, self-paced online courses ⏰
βœ… A supportive, global learning community 🀝
βœ… Unlock endless opportunities for personal and professional growth 🌱

Whether you're a current student, a professional looking to upgrade your skills, or someone passionate about learning, Horumar EduConnect offers the perfect platform to help you achieve your goals. πŸŽ“

🌐 Join us today and start your learning journey with Horumar EduConnect, powered by Horumar College!

Address

Jid Xero Inji
Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horumar Edu Connect posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category