30/07/2025
Kusoo dhawoow Machadka Culuumta Qur’aanka, Xifdiga & Luuqada Carabiga ee IQRA!
Waxaad halkaan ka baran kartaa:
✅ Hifdiga Qur’aanka Kariimka
✅ Qiraa’ada 7-da iyo Qiraa’ada 10-ka
✅ Tajwiidka Qur’aanka si sax ah
✅ Luuqadda Carabiga – qoristeeda iyo ku hadalkeeda
Koorsadani waa mid dhameystiran oo soconaysa afar sano — laguna bixinayo hab xirfad leh oo diini ah.
Sidokle machadka waxaa ka howl galaya macalimiin iskugu jira ajaanib iyo somaali oo xirfad leh culuumta quraanka iyo luuqada carabiga.
Machadku waxa uu ku yaalaa Galkacyo, Puntland – saaran wadada Unison
La xiriir si aad isugu diiwaangeliso:
📞 +252 0907757961 ama +252 0907878312
Bar Qur’aanka si uu kuu baro nolosha!
Machadka IQRA – halka cilmiga iyo Qur’aanka ay isugu yimaadaan.