15/08/2025
Salaaman aqyaarey
Ilmay Aan Hinkaadiyo
Baran alif wax_maalaha
Ayaan danbuu Ku adkaadaa
Aqriskiyo Quraankoo
Wuu iloobaa intooda.
Waalidkii ilmaygiisa
aqoon Dheer La rabow
Azhaar baa KuuLa Diyaaree
Orod oo Hada Aad
Ilmahaagana Gee
&&&
Idilkiin Ba Waa Ogtihiin
Aqoontu Waa aas aaska Iyo
Udub dhexaadka Koritanka Maskaxda Ilmaha Intey Yar yihiin Baa Wax anfaceya La baraa Diintu_ba awal Ha U ahaatee
Mamulkii macalimiintii ooidin leh hben wngsan