13/08/2026
UBAXA SOO KORAYAH.
Waa arin muhiimadeeda leh in ubadka soo koraya lagu barbaariyo Dawladnimo iyo wadaniyad iyo in ay madaxdooda ujecleedaaan sida waalidkood.
Waxaan aad uga helay sida ardaydaas marxabada leh oo usalaamayaan badi Madaxweynahooda Said Abdullaahi Deni isla xafladii xafiiskooda Waxbarashada Gobolka Mudug oo Maanta loo xarig jarayo.