Bursalah Secondary School - BSS

Bursalah Secondary School - BSS

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bursalah Secondary School - BSS, School, Mashruuca horumarinta bulshada bursalah, Gaalkacyo.

"Waxaa Cilad nooga timid page-kii h**e ee dugsiga, Page - kanina waa midka cusub ee an kuso gudbin doono xog kasta oo kusaabsan dugsiga"

WELCOME

Photos from Bursalah Secondary School - BSS's post 16/09/2024

"𝑲𝒆𝒆𝒑 𝒓𝒆𝒂𝒅𝒊𝒏𝒈, 𝒊𝒕'𝒔 𝒐𝒏𝒆 𝒐𝒇 𝒕𝒉𝒆 𝒎𝒐𝒔𝒕 𝒎𝒂𝒓𝒗𝒆𝒍𝒐𝒖𝒔 𝒂𝒅𝒗𝒆𝒏𝒕𝒖𝒓𝒆𝒔 𝒕𝒉𝒂𝒕 𝒂𝒏𝒚𝒐𝒏𝒆 𝒄𝒂𝒏 𝒉𝒂𝒗𝒆".


- Ma xasuustaa magaca buugii kaa anfacay inad samayso isbadal nololeed?

16/09/2024

OGAYSIIS...

UJEEDO: FURSAD SHAQO
Waxaa la ogaysiinayaa dhamman bahda waxbarashada in booska maamulaha Bursalah Secondary School - BSS Uu banaan yahay.

Xog kasta oo la xariirta shaqadaan waxay kuxusan tahay warqadaan hoose.

Mahadsanidin.

Want your school to be the top-listed School/college in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Mashruuca Horumarinta Bulshada Bursalah
Gaalkacyo