hal.abuur

hal.abuur

Share

dunidan hormartay haka noqon marqati,(waxn bixina skilis awod ku sinya fursado bdn inad ka faideysat)

08/01/2026

80% qiima dhimisa idin sameynay hadii aad doneysid inaad ka faideysatid nala soo xadhiidh 61 5266345

07/10/2024

Macamiil waxaan kugu war galineynaa inan bilownay course lagu baranayo ✍️ sidiii aad 12 wadan oga dirsan lahyd alabtad doneysid

Waxyabaha ardayda aan loo shardineyn waxaa ka mida

1inuu yaqano luqada English ka
Muhiim maha inaa taqanid luqada

Waxyabaha aad ku baran doontid course waxa ka mida. ✅

1: sida websait ka an rabno alaabta inan ka dirno aad acount oga smaysan lahyd
2: sidii aad alab raqiisa oga dhex radin lahyd websait ka
3: sidii aad alaabta qualty geda u hubin lahyd
4: sida aad ku xulan lahyd suppleirka aad doneysid alaabta inaad ka dirsatid iyo wax yabaha aad ku doraneysid
5: sidii aad ula macamili lahyd suppleirka
6: sida lacagta ugu diri lahyd
7: sida alaabtu kugu imaan lahyd
8: sida lacgta aad usoo ceshna lhayd lacala hadii ay laabtadu midii saxda ahayd ay noqo wayso. ✅

Insha alah wllo wax ku samyn doona descount (75%) ah hadi aad ka mid noqotid 100% qof ee ugu horey waxy ila tahy inyar iney ka dhiman yihin marka is diwan gali imikada OO durbaba bilow,

Want your school to be the top-listed School/college in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Galkacyo
Gaalkacyo
252