Omar samater students around the world

Omar samater students around the world

Share

We have the power of knowledge.

Photos from Guddoonka Waxbarashada Gobolka Mudug's post 07/09/2025
Photos from Dugsiga Sare ee Cumar Samatar's post 06/09/2025
Photos from Maamulka Gobolka Mudug's post 06/09/2025
23/11/2024

Daahfurka dib u habaynta Dugsiga

23/11/2024

Celebrating our 12th year on Facebook. Thank you for your continuing support. We could never have made it without you. 🙏🤗🎉

15/03/2024

Hadaladii iyo waanadii laga jeediyey xaflad lagu abaalmarinayey ardayda kaalimaha h**e ka galay imtixaanka (Mid-Trem) ee fasalada Form 1 iyo 2.

17/08/2021

WAANADA ARDAYGA:
Sucaad Cismaan Barre (Omar Samatar) ayaa sawir mug leh ka bixinaysa dareenka ardayga iyo waxbarashada.

-Taariikh iyo raad samee.
-Taariikh iyo nolol nala wadaag.

Hon Abdi Farah Juxa

08/07/2021

Hambalyo dhamaan ardayda reer Puntland ee ku guulaytay in ay ka mira dhaliyaan natiijada imtixaanka dugsiga sarre, sidoo kale waxaan si gaar ah ugu hambalyaynaynaa ardayda Kaalmaha h**e ka galay imtixaanka.

Dugsiga Cumar Samatar waxaa tobanka kaalmood galay labbo arday oo kala ah Laylo Cabdulqaadir Daahir oo gashay kaalinta todobaad iyo Aadan Maxamuud Cali oo galay kaalinta 9aad.

Photos from Omar samater students around the world's post 27/05/2021

Hambalyo dhamaan ardayda uu maanta u dhammaaday imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland National Examination Board PNEB .

Want your school to be the top-listed School/college in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Gaalkacyo