MiiM Academy

MiiM Academy

Share

At MIIM Academy, we provide professional training, IT projects, language skills, and research.

01/03/2025

Soonqaad wanaagsan dhamaan umada Muslimiinta meelkasto aad Dunida ka joogdaan 🕌 🌙




Photos from MiiM Academy's post 16/02/2025

📢 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐤𝐢𝐢 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐢𝐜 𝐏𝐫𝐨𝐩𝐨𝐬𝐚𝐥 𝐖𝐫𝐢𝐭𝐢𝐧𝐠 𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐦𝐚𝐲! 🎓✍️

Tababarkii Academic Proposal Writing, oo ay bixisay 𝐌𝐢𝐢𝐌 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐲, ayaa si rasmi ah u soo dhammaaday maanta. Tababarku wuxuu socday 𝟏𝟒-𝟏𝟓 𝐅𝐞𝐛𝐫𝐚𝐚𝐲𝐨,waxaana ardaydu barteen:

✅ Sida loo doorto ciwaanka cilmi-baarista
✅ Qaabka saxda ah ee loo qoro saddexda cutub ee 𝐩𝐫𝐨𝐩𝐨𝐬𝐚𝐥-𝐤𝐚

Waxaan u mahadcelinaynaa 𝐃𝐫. 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐥𝐢 𝐊𝐚𝐡𝐢𝐞, oo tababarka hagay, iyo dhammaan ardaydii ka soo qayb gashay. 𝐌𝐢𝐢𝐌 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐲 waxay sii wadi doontaa tababaro kale oo kobcinaya xirfadahaaga!

𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝗮 𝘅𝗶𝗿𝗳𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮 𝐰𝐚𝐚 𝐟𝐮𝐫𝗮𝗵𝗮 𝗦𝗵𝗮𝗾𝗮𝗱𝗮 – 𝐬𝐢𝐢 𝐰𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚! 🚀

14/01/2025

𝐈𝐬𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐚𝐥𝐢 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚! 😊
https://forms.gle/qLg3sdXWRjmUm8ot7

🎓 𝐎𝐠𝐚𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐣𝐚𝐚𝐦𝐜𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐦𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐮 𝐝𝐚𝐦𝐛𝐞𝐞𝐲𝐚! 📚

Ma ka walaacsan tahay qorista 𝐏𝐫𝐨𝐩𝐨𝐬𝐚𝐥 kaaga qalin-jabinta? Ha ka welwelin! Kusoo biir 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧-𝐢𝐬𝐰𝐞𝐲𝐝𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐨𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐏𝐫𝐨𝐩𝐨𝐬𝐚𝐥 ka (𝐏𝐫𝐨𝐩𝐨𝐬𝐚𝐥 𝐖𝐫𝐢𝐭𝐢𝐧𝐠 𝐖𝐨𝐫𝐤𝐬𝐡𝐨𝐩) oo baro xirfadaha muhiimka ah ee lagu qoro 𝐏𝐫𝐨𝐩𝐨𝐬𝐚𝐥 qurux badan, nidaamsan, oo si heer sare ah loo diyaariyey.

📝 𝐖𝐚𝐱𝐲𝐚𝐚𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐀𝐚𝐝 𝐊𝐮 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐧𝐭𝐨 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧-𝐢𝐬𝐰𝐞𝐲𝐝𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐠𝐚:

1. Sida loo qoro 𝐏𝐫𝐨𝐩𝐨𝐬𝐚𝐥 soo jiidasho leh oo nidaamsan
2. Farsamooyin wax-ku-ool ah oo ka dhigaya 𝐏𝐫𝐨𝐩𝐨𝐬𝐚𝐥 kaaga mid la fahmi karo
3. Talooyin waxtar leh oo ay bixiyaan tababarayaal khibrad leh

𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧-𝐢𝐬𝐰𝐞𝐲𝐝𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐠𝐚:

1. Dr. Mohamud Ali Kahie
2. Eng. Mohamed Abdishakur

📅 𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐝𝐚: Febraayo 14–15, 2025
⏰𝐖𝐚𝐤𝐡𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐚𝐦𝐚 𝐝𝐚𝐦𝐛𝐚𝐲𝐬𝐭𝐚 𝐢𝐬𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚:
Febraayo 13, 2025
💵 𝐊𝐡𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐤𝐚: $5 qofkiiba
📍 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐤𝐚: Fool ka fool (In-person)
🎓 𝐒𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐨: Waxaad heli doontaa shahaado kaqaybgal

🚨 𝐁𝐨𝐨𝐬𝐚𝐬𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐤𝐨𝐨𝐛𝐚𝐧 𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧!
Isdiiwaangali hadda si aad uga mid noqoto aqoon-isweydaarsigan qiimaha badan.

𝐈𝐬𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐚𝐥𝐢 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚! 😊
https://forms.gle/qLg3sdXWRjmUm8ot7

22/12/2024

🌟 𝗘𝗹𝗲𝘃𝗮𝘁𝗲 𝗬𝗼𝘂𝗿 𝗦𝗸𝗶𝗹𝗹𝘀 𝘄𝗶𝘁𝗵 𝗠𝗶𝗶𝗺 𝗔𝗰𝗮𝗱𝗲𝗺𝘆!🌟

We are excited to announce our current and upcoming training programs designed to empower and guide you through your academic and professional journey. 🚀

📚𝐓𝐫𝐚𝐢𝐧𝐢𝐧𝐠 𝐈𝐧𝐜𝐥𝐮𝐝𝐞𝐬:

1️⃣𝐑𝐞𝐬𝐞𝐚𝐫𝐜𝐡 𝐚𝐧𝐝 𝐏𝐫𝐨𝐩𝐨𝐬𝐚𝐥 𝐖𝐫𝐢𝐭𝐢𝐧𝐠
Master the art of crafting compelling research and proposals.

2️⃣𝐏𝐫𝐚𝐜𝐭𝐢𝐜𝐚𝐥 𝐆𝐮𝐢𝐝𝐚𝐧𝐜𝐞 𝐭𝐨 𝐓𝐡𝐞𝐬𝐢𝐬 𝐖𝐫𝐢𝐭𝐢𝐧𝐠
Step-by-step support to ensure a seamless thesis-writing process.

3️⃣𝐈𝐓 𝐏𝐫𝐨𝐣𝐞𝐜𝐭 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐖𝐨𝐫𝐤𝐬𝐡𝐨𝐩𝐬
Hands-on training to excel in IT project development.

💼 𝐅𝐨𝐥𝐥𝐨𝐰 𝐮𝐬 𝐨𝐧 𝐨𝐮𝐫 𝐣𝐨𝐮𝐫𝐧𝐞𝐲 𝐭𝐨 𝐬𝐮𝐜𝐜𝐞𝐬𝐬!
📍 Stay updated and learn more:
Academy
🔗 Connect with us on Facebook, Twitter, LinkedIn, and YouTube.

💡 𝗨𝗻𝗹𝗼𝗰𝗸 𝘆𝗼𝘂𝗿 𝗽𝗼𝘁𝗲𝗻𝘁𝗶𝗮𝗹 𝘄𝗶𝘁𝗵 𝗠𝗶𝗶𝗺 𝗔𝗰𝗮𝗱𝗲𝗺𝘆 𝘁𝗼𝗱𝗮𝘆!

01/11/2024

🌟 𝐖𝐞𝐥𝐜𝐨𝐦𝐞 𝐭𝐨 𝐌𝐢𝐢𝐌 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐲! 🌟

𝑾𝒆'𝒓𝒆 𝒆𝒙𝒄𝒊𝒕𝒆𝒅 𝒕𝒐 𝒊𝒏𝒕𝒓𝒐𝒅𝒖𝒄𝒆 𝑴𝑰𝑰𝑴 𝑨𝒄𝒂𝒅𝒆𝒎𝒚, 𝒂 𝒏𝒆𝒘 𝒆𝒅𝒖𝒄𝒂𝒕𝒊𝒐𝒏𝒂𝒍 𝒊𝒏𝒔𝒕𝒊𝒕𝒖𝒕𝒊𝒐𝒏 𝒅𝒆𝒅𝒊𝒄𝒂𝒕𝒆𝒅 𝒕𝒐 𝒆𝒎𝒑𝒐𝒘𝒆𝒓𝒊𝒏𝒈 𝒊𝒏𝒅𝒊𝒗𝒊𝒅𝒖𝒂𝒍𝒔 𝒘𝒊𝒕𝒉 𝒔𝒌𝒊𝒍𝒍𝒔 𝒇𝒐𝒓 𝒕𝒐𝒅𝒂𝒚'𝒔 𝒘𝒐𝒓𝒍𝒅! 𝑩𝒂𝒔𝒆𝒅 𝒊𝒏 𝒕𝒉𝒆 𝒉𝒆𝒂𝒓𝒕 𝒐𝒇 𝑮𝒂𝒍𝒌𝒂𝒚𝒐, 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊𝒂, 𝒐𝒖𝒓 𝒎𝒊𝒔𝒔𝒊𝒐𝒏 𝒊𝒔 𝒕𝒐 𝒑𝒓𝒐𝒗𝒊𝒅𝒆 𝒉𝒊𝒈𝒉-𝒒𝒖𝒂𝒍𝒊𝒕𝒚 𝒕𝒓𝒂𝒊𝒏𝒊𝒏𝒈 𝒂𝒏𝒅 𝒍𝒆𝒂𝒓𝒏𝒊𝒏𝒈 𝒆𝒙𝒑𝒆𝒓𝒊𝒆𝒏𝒄𝒆𝒔 𝒕𝒉𝒂𝒕 𝒉𝒆𝒍𝒑 𝒚𝒐𝒖 𝒔𝒖𝒄𝒄𝒆𝒆𝒅 𝒊𝒏 𝒚𝒐𝒖𝒓 𝒄𝒂𝒓𝒆𝒆𝒓 𝒂𝒏𝒅 𝒑𝒆𝒓𝒔𝒐𝒏𝒂𝒍 𝒈𝒓𝒐𝒘𝒕𝒉.

🎓 𝑶𝒖𝒓 𝑺𝒆𝒓𝒗𝒊𝒄𝒆𝒔 𝑰𝒏𝒄𝒍𝒖𝒅𝒆:

• 𝐶𝑜𝑚𝑝𝑢𝑡𝑒𝑟 𝑆𝑘𝑖𝑙𝑙𝑠 💻
• 𝐸𝑛𝑔𝑙𝑖𝑠𝘩 𝐿𝑎𝑛𝑔𝑢𝑎𝑔𝑒 📘
• 𝐻𝑒𝑎𝑙𝑡𝘩𝑐𝑎𝑟𝑒 𝑆𝑘𝑖𝑙𝑙𝑠 🏥
• 𝑊𝐴𝑆𝐻 𝑇𝑟𝑎𝑖𝑛𝑖𝑛𝑔 🚰
• 𝑅𝑒𝑠𝑒𝑎𝑟𝑐𝘩 𝑇𝑟𝑎𝑖𝑛𝑖𝑛𝑔 🔍
• 𝐿𝑜𝑔𝑖𝑠𝑡𝑖𝑐𝑠 𝑇𝑟𝑎𝑖𝑛𝑖𝑛𝑔 🚚
• 𝐹𝑖𝑛𝑎𝑛𝑐𝑒 𝑇𝑟𝑎𝑖𝑛𝑖𝑛𝑔 💼
• 𝐻𝑅𝑀 𝑇𝑟𝑎𝑖𝑛𝑖𝑛𝑔 🧑‍💼

𝐽𝑜𝑖𝑛 𝑢𝑠 𝑜𝑛 𝑡𝘩𝑖𝑠 𝑗𝑜𝑢𝑟𝑛𝑒𝑦 𝑡𝑜 𝑢𝑛𝑙𝑜𝑐𝑘 𝑛𝑒𝑤 𝑜𝑝𝑝𝑜𝑟𝑡𝑢𝑛𝑖𝑡𝑖𝑒𝑠 𝑎𝑛𝑑 𝑘𝑛𝑜𝑤𝑙𝑒𝑑𝑔𝑒! 𝐹𝑜𝑙𝑙𝑜𝑤 𝑢𝑠 𝑜𝑛 𝑠𝑜𝑐𝑖𝑎𝑙 𝑚𝑒𝑑𝑖𝑎 @𝑚𝑖𝑖𝑚𝑎𝑐𝑎𝑑𝑒𝑚𝑦 𝑎𝑛𝑑 𝑣𝑖𝑠𝑖𝑡 𝑜𝑢𝑟 𝑤𝑒𝑏𝑠𝑖𝑡𝑒 𝑤𝑤𝑤.𝑚𝑖𝑖𝑚𝑎𝑐𝑎𝑑𝑒𝑚𝑦.𝑐𝑜𝑚 𝑓𝑜𝑟 𝑢𝑝𝑑𝑎𝑡𝑒𝑠٫ 𝑐𝑜𝑢𝑟𝑠𝑒 𝑖𝑛𝑓𝑜𝑟𝑚𝑎𝑡𝑖𝑜𝑛 𝑎𝑛𝑑 𝑚𝑜𝑟𝑒.

📍 𝐹𝑖𝑛𝑑 𝑢𝑠 𝑎𝑡 𝐺𝑎𝑙𝑘𝑎𝑦𝑜٫ 𝑆𝑜𝑚𝑎𝑙𝑖𝑎.

#𝑀𝐼𝐼𝑀𝐴𝑐𝑎𝑑𝑒𝑚𝑦 #𝐸𝑑𝑢𝑐𝑎𝑡𝑖𝑜𝑛 #𝑇𝑟𝑎𝑖𝑛𝑖𝑛𝑔 #𝑆𝑘𝑖𝑙𝑙𝑠 #𝐺𝑎𝑙𝑘𝑎𝑦𝑜 #𝑆𝑜𝑚𝑎𝑙𝑖𝑎 #𝐸𝑚𝑝𝑜𝑤𝑒𝑟𝑚𝑒𝑛𝑡 #𝐶𝑎𝑟𝑒𝑒𝑟𝐷𝑒𝑣𝑒𝑙𝑜𝑝𝑚𝑒𝑛𝑡 #𝐿𝑒𝑎𝑟𝑛𝑖𝑛𝑔

Want your school to be the top-listed School/college in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Gaalkacyo