مسجد الهدى برصالح

مسجد الهدى برصالح HORMARINTA DIINTA

الدال على الخير كفاعله
22/09/2024

الدال على الخير كفاعله

21/09/2024

Qaar ka mida culimada gobolka mudug io gobolka doolo oo ku sugan dagmada raaso ayaa tacsi udiray eheladii asxaabti xerti io dhamaan umada islaamka

20/09/2024
20/09/2024

إنّا لله وانا اليه راجعون اللهم أجرنا فى مصيبتنا واخلفنا خيرا منها إنّ لله ما أعطى وله ما أخذ
anagoo ah culimada dagmada bursaalax
Gaar ahaan culimada masjidka al-hudaa
Waxaan uga tacsiyeynaynaa umadda islaamka gaar ahaan umada somaliyed ehelkii asxaabtii iyo xertii uu ka geeriyooday
sheikhenii sheikh muxamed sh. Cabdulahi sh. Ibraahim baardheere
Waxaan leenahy shiekha hoygiisa janada allha ka dhigo anagana dabadiis alla nama fidneeyo.

Address

Waa Bari
Gaalkacyo
BURSAALAX

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مسجد الهدى برصالح posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category