Bacaadweyn Secondary School

Bacaadweyn Secondary School Educational Center

Waxaan kulan Harrimo sharafeed ah oo aan ku maamuusaynay aan u samaynay Kormeerayaashii iyo Macalimiintii ilaalinayey im...
05/06/2026

Waxaan kulan Harrimo sharafeed ah oo aan ku maamuusaynay aan u samaynay Kormeerayaashii iyo Macalimiintii ilaalinayey imtixaankii shahaadiga ahaa ee dugsiyada sarre ee puntland

hambalyo  Hambalyo ayaan leenahay  dhammaan ardayda fasalka 12aad ee Puntland, oo uu u soo gabagaboobay imtixaankii shah...
05/06/2026

hambalyo Hambalyo ayaan leenahay dhammaan ardayda fasalka 12aad ee Puntland, oo uu u soo gabagaboobay imtixaankii shahadiga ahaa ee Puntland.

Gaar ahaan ardayda dugsiga sarre ee Bacaadweyn Waxaan idiin rajeynayaa guul, natiijo wanaagsan iyo hor u socod.

05/06/2026
01/06/2026

Maamulka dugsiga sarre ee Bacaadweyn ayaa soo dhaweeyey kormeerayaasha iyo macalimiinta ilaalinaya imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sarre ee puntland.

01/06/2026

Kormeeraha xarumaha imtixaanaadka ee deegaanka Bacaadweyn ayaa kawarbixiyey habsami u socodka imtixaanka shahaadiga ah ee ka socda xarunta dugsiga sarre ee Bacaadweyn.

Sabti-30 May-2026Bacaadwayn: Daahfurka Imtaxaanadka Shahaadiga ah ee Fasalka12aad ee sannad dugsiyeedka 2025/2026.Waxaa ...
30/05/2026

Sabti-30 May-2026

Bacaadwayn: Daahfurka Imtaxaanadka Shahaadiga ah ee Fasalka12aad ee sannad dugsiyeedka 2025/2026.

Waxaa saaka dugsiga sarre ee Bacaadwayn lugu daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sarre ee fasalka 12aad, xarunta dugsiga sarre ee Bacaadwayn oo ay ku galayeen dugsiyada kala ah:
Dugsiga sarre ee Bacaadwayn.
Dugsiga sarre ee Barbaarshe.
Dugsiga sarre ee Heema.

15/05/2026

Wariye Mustafe oo ah madaxa warbaahinta Haykal media ayaa waraysi ka hadlaya arrimaha tahriibka la yeeshay Macalin Siciid Maxamuud Cali Goojacade.

03/05/2026

Wariye Mustafe oo ah madaxa warbaahinta Haykal media ayaa waraysi ka hadlaya arrimaha tahriibka la yeeshay Macalin Abdullaahi Mohamed xasan

Address

Gaalkacyo
GALKACAYO

Telephone

+252907789921

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bacaadweyn Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category