22/05/2026
Qaar ka mid ah ardayda ardayda royal college ayaa u bilowda imxitanka final semester ka waxaan u rajeynayna guul natifo fican
Royal College of Health Science in Galkacyo, Puntland,Somalia
22/05/2026
Qaar ka mid ah ardayda ardayda royal college ayaa u bilowda imxitanka final semester ka waxaan u rajeynayna guul natifo fican
14/05/2026
Waxaan markale fursad waxbarasho oo lacag la aan ah siinayna ardayda somaliyed ee daneynaysa barashada cafimaadka qeybihisa kala duban sida
1. Diplome nurse
2. Diplome pharmcy
3. Diplome nutrition
4. Diplome midwife
5. Diplome laboratory
6. Diplome public health
Dhaman diplomayinkaan waaa lacag la aan waxa la qadan dona tiro koban fasalada cusub isdiwan galinta way socotaa nagala so xirir lambarada hoos ku qoran ama whats app
0904 619091
https://chat.whatsapp.com/L005B3nxn1o8FNX7F37BNw?mode=gi_t
14/05/2026
Qaar ka mid ah arday Royal college of health science ee so garay practical ka ayaa si toos ah practicalka uga bilabi dona isbitalka matanaha la ah college ka ee Royal Family hospital galkacyo
Dhaman ardayda waxan u rajeynayna guul iyo hormar wacan
05/04/2026
Tababar ku sabsan computar ka hoyoyinka uurka leh ( obstetric ultrasound ) aya si wada jir ah u wada bixin dinan Royal college iyo Royal Family hospitalwaxana bixindona Dr mohamed abdulahi wuxu socondona tababarka mudo 2 bilood ah ka fa ideysi wacan
Kala xirir wixi fah fahin ah lambarada hoos ku qoran
08/02/2026
Royal college waxad ka heleysa barashada sheybaarka oo lacag la aan ah Diplome laboratory
Ka fa ideysi wacan
08/02/2026
Waxaa imtixanka final semester ka u bilowday qar ka midka ardayda Royal college of health science
Diplome nurse
Diplome midwife
Diplome nutration
Diplome laboratory
Diplome pharmacy
Sido kale waxa la qabanaya fasalo cusub wana lacag la an dhamantod ka fa ideysi wacan
Sanad cusub iyo fasala cusub oo lacag la aan dhaman diplome yinka cafimadka wa lacag la aan ku baro lacag la an barashada cafimadka oo ka mid noqo xirfadliyasha cafimadka hadi aad u bahantahay iska diwan gali lambarka hose 0904619091
29/12/2025
OGAYSIIS. OGAYSIIS. OGAYSIIS.
War galin dhaman Bulshada Rer Galkacyo Gaar ahaan Xirafadlayasha Cafimaadka waxaa lagu wargalinaya in Royal College of Health Science Uu bilabi doono 5/1/2026 barashada Ultrasound (Computerka Urkujirta)
Tababarkaas oo ay Bixinayaan dhakhatiir khibrad sare u leh alada Computerka uurku Jirta . waxa wada bixin dona Dr Abdikadir Tukale.
Dr Hafso Ayatulah Muddada uu socondoono tababarka wa 3 bilood
Waxana ka fa ideysan kara dhaqatirta kuwa jamacada dhameyay iyo kuwa dhigta jamacada wali waxana la qadan donaa arday koban
isdiwan galintu way socota wixi fa fahin ah boqo xarunta College oo ku tala dabaqa sare ee Royal Family Hospital oo matano la ah College ka ama wac lambarada hoos ku qoran dhaqtarkasta wa u muhim inu barto ka fa ideysi wacan
0904619091/0904619092
https://chat.whatsapp.com/L005B3nxn1o8FNX7F37BNw
24/12/2025
Waa lacag la aan ka faaideyso https://chat.whatsapp.com/L005B3nxn1o8FNX7F37BNw
08/12/2025
Kuwano waa diplomeyinka lacag la aanta ee uu bixiyo royal college of health science ka fa ideysi wacan