Nawawi School - Galdogob

Nawawi School - Galdogob Imamu-Nawawi Primary and Secondary School - Galdogob Puntland Somalia.

02/08/2026
04/06/2026

Waxaa si guul leh ugu soo dhammaaday imtixaanka fasalka 8aad.

31/05/2026

Rasmi: 30/Maajo/2026 waxaa u fariistay imtixaanka shahaadiga ah ee Sannad-dugsiyeedka 2026 in ka badan 170 ardey, xarunta imtixaanka ee Nawawi School - Galdogob, Guul ayaanu u rajeynaynaa dhammaan ardeyda reer Puntland.

30/05/2026

Jawiga saaka 6:00AM ee Dugsiga H/Dhexe iyo Sare ee Nawawi School - Galdogob.
_______________________________________________.
Diyaar-garowgii ugu dambeeyey ee imtixaanka shahaadiga ah ee Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland 2025-2026.
________________________________________________.

Address

Galdogob Main Road
Gaalkacyo

Opening Hours

Monday 06:00 - 12:10
Tuesday 06:00 - 12:10
Wednesday 06:00 - 12:10
Thursday 07:00 - 09:40
Saturday 06:00 - 12:10
Sunday 06:00 - 12:10

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nawawi School - Galdogob posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Nawawi School - Galdogob:

Shortcuts

Share