Nawawi School - Galdogob

Nawawi School - Galdogob

Share

Imamu-Nawawi Primary and Secondary School - Galdogob Puntland Somalia.

04/06/2026

Waxaa si guul leh ugu soo dhammaaday imtixaanka fasalka 8aad.

31/05/2026

Rasmi: 30/Maajo/2026 waxaa u fariistay imtixaanka shahaadiga ah ee Sannad-dugsiyeedka 2026 in ka badan 170 ardey, xarunta imtixaanka ee Nawawi School - Galdogob, Guul ayaanu u rajeynaynaa dhammaan ardeyda reer Puntland.

30/05/2026

Jawiga saaka 6:00AM ee Dugsiga H/Dhexe iyo Sare ee Nawawi School - Galdogob.
_______________________________________________.
Diyaar-garowgii ugu dambeeyey ee imtixaanka shahaadiga ah ee Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland 2025-2026.
________________________________________________.

30/05/2026
30/05/2026

Dhammaan ardeyda imtixaanka Allaha u fududeeyo.

Nawawi School - Galdogob
Abdullahi Hadrawi

Photos from Nawawi School - Galdogob's post 28/05/2026

Arbaco: 28/May/2026.

Shaacin: Xarumaha Imtixaanka Shahaadiga ah ee Gobolka Mudug, 2025-2026.
__________________________________________________.
Nawawi School - Galdogob ayaa ka mid ah xarumaha imtixaanka shahaadiga ah ee Gobolka Mudug ee dowladda Puntland ee Soomaaliyeed.
__________________________________________________.

Photos from Nawawi School - Galdogob's post 27/05/2026

Wednesday:: 27/May/26. 👏👏👏👏👏👏👏👏
تتقدّم إدارة ومعلمو وطلاب وجميع أسرة مدرسة إمام النووي الأساسية والثانوية، بأصدق التهاني وأطيب التبريكات بمناسبة عيد المسلمين المبارك، ويشاركون الأمة الإسلامية جمعاء فرحة هذه المناسبة السعيدة، وعلى وجه الخصوص الشعب الصومالي الكريم والأسرة التعليمية كافة.
نسأل الله أن يجعل هذا العام عامًا مليئًا بالخير والبركة، والأمن والسلام، والرخاء والازدهار، وأن يبلغنا وإياكم العيد القادم ونحن في أحسن حال.
__________________________________________________
The administration, teachers, students, and the entire family of Nawawi School - Galdogob extend their heartfelt congratulations and joyful Eid greetings to the entire Muslim Ummah. In particular, they share this blessed occasion with the great Somali people and the wider educational community.
May Allah make this year one of prosperity and abundance, peace and harmony, and may He allow us all to witness many more Eids in goodness, happiness, and well-being.
__________________________________________________
كل عام وانتم بألف خير وصحة وسلامة وعافية وستر يارب العالمين، عيدكم مباركة تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

24/05/2026

Nawawi Secondary School - Galdogob.

23/05/2026

Imaamu Nawawi Primary and Secondary School - Galdogob Mudug Puntland Somalia.
_________________________________________________.
Academic year 2025-2026.

17/02/2026

RAMADAAN WANAAGSAN🌙
رمضان مبارك 🌙 كل عام وأنتم بخير، وأيامكم مليئة بالخير والبركة.
Maamulka, macallimiinta iyo howl-wadeennada Dugsiga Sare Imamu-Nawawi Primary and Secondary School waxay hambalyo iyo bogaadin ku aaddan bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan u dirayaan dhammaan Muslimiinta iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed, iyagoo Alle uga baryaya in bishan kheyrka iyo naxariistu ku dheehan tahay uu ka yeelo mid nabad, caafimaad iyo cibaado suuban lagu gaaro.
اللهم أهل علينا شهر #رمضان بالأمن والإيمان، والسلامة والإسلام، والتوفيق لما تحب وترضى يا ذا الجلال والإكرام.

Want your school to be the top-listed School/college in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Galdogob Main Road
Gaalkacyo

Opening Hours

Monday 06:00 - 12:10
Tuesday 06:00 - 12:10
Wednesday 06:00 - 12:10
Thursday 07:00 - 09:40
Saturday 06:00 - 12:10
Sunday 06:00 - 12:10