30/07/2026
🌹 Bismillaah 🌹
Xafladdii Tartanka Ardayda Madarasatu Caaliya ayaa si heer sare ah u qabsoontay, iyadoo ay ka soo qaybgaleen culimo u diin, macallimiin, waalidiin iyo marti sharaf kale.
Munaasabaddan waxay ahayd mid lagu dhiirrigelinayey ardayda ku tartamaysay Qur'aanka Kariimka ah.