12/01/2020
Deg deg
Afargantaal ayaa caawa ku dhacay saldhiga ciidanka maraykanka ee dalka ciraaq
Gantaalada ayaa loo malaynayaa inay soo tuudhay iiraan oo xurguf kala dhaxayso
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Runsheeg page, Gaalkacyo.
12/01/2020
Deg deg
Afargantaal ayaa caawa ku dhacay saldhiga ciidanka maraykanka ee dalka ciraaq
Gantaalada ayaa loo malaynayaa inay soo tuudhay iiraan oo xurguf kala dhaxayso
12/01/2020
Asc sheeko gaaban
Lasoco
Mid markuu yaraa waxbara shada lagala quustay oo jaahila
Ayaa asagoo wayn school lakeenay
Ayaan goortuu dhiganayey ayuu waxba fahmi waaye
Hooyadii baa kudhahday maxaad sifiican wax ugu baran wayday
Waxa uu dhahay hooyo macalinkaan sifiican wax iibarin
Islaantii baa macalinkii ku dhahday maxaad wiilka sifiican wax iigu bari wayde waxa uuyiri anigu wax waan baraaye wax buusa fahmin
Maalintii danbe ayuu macalinkii ku dhahay hooyadaa soo kexee markey xagiiskii yimid ayuu ku dhahay
Wiilkaaga waa aqoon yahay say dhahday maxaa kutiri adigu dhagaysuu dhahay su aal baan waydiinayaaye
Waxa uu waydiiye waa kuma nabigaagu ?
Waxa uukujawaabe waa fircoon
Islaantii baa soo booday aayarbay dhahday salalaahu calayhi wasalam
Jaahilnimadu waa mugdi
Isma dhaanto iyo dhasheed by ahaayewn
# share
Kuqabo page
11/01/2020
Asxaapey
Su aasha caawa
Yaa soogaaray faynuustaan?
Maxaase lagu ifiyaa?
Qalabka loo isticmaalo maxaa kamida?
Jawaab wacan
11/01/2020
Maxaad ka fahantay ninkaan
Share iyo like
10/01/2020
Asc asxaapta
Waxyaabaha guusha lagu gaaro hadaan wax ka sheegno
1. Waa inaad go aan leedahay
2. Waa inaad ficil samaysaa saad guul ugaari lahayd
3. Waa inaad wax badan akhrisaa waayo wax akhriska maskaxdaa ku kodha
4. Waa inaadan niyad jabin markaad aragto guul daro yar oo aad sabir yeelataa
5. Waa inaad taqaan meeshaad usocoto
Iyo hadafkaad ka leedahay
6. Waa in lagaa nabad galaa af iyo adinba
7. Waa inaad waalidkaa baari unoqotaa
8. Waa inaad latimaadaa waa jibaadka ilahay swc uunafaray
Waa hubaal inay jiraan qodobo badan oo maskaxdaada ka guuxaya oo guul lagu gaari karo
Fadlan
Saar page kaan
Runsheeg
Mahadsanidiin