Markaz Al Imaam Al Shaadibi ee Diraasaadka Qur'aanka kariimka

Markaz Al Imaam Al Shaadibi ee Diraasaadka Qur'aanka kariimka Kusoo dhowaada Markaska Al Imaam Al Shaadibi ee Diraasaadka Qur'aanka kariimka Galkacyo Puntland Somalia. Kala soo xiriir: 0907655594 0907752625 0907188782

07/04/2026

نعلن إدارة مركز الإمام الشاطبي للدراسات القرآنية عن بدء تسجيل طلاب الجدد

أقسام المركز :
☑️ قسم القراءة والكتابة
☑️ قسم تحفيظ القرآن الكريم
☑️ قسم التثبيت والمراجعة
☑️ قسم تصحيح التلاوة
☑️ قسم العرض والاجازة
☑️ قسم حفظ متون التجويد وشروحها
☑️ قسم القراءات وعلومها

📝📝 بادروا التسجيل فالفرصة لاتدوم

📞0907752625
📞0907655594
📞0907188782

🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤OGAYSIIS OGAYSIISWaxaa ogaysiinaynaa in laidin furay markazka imaamu shaadibi oo bixinaya quraanka iyo culuumtiis...
07/04/2026

🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤OGAYSIIS OGAYSIIS
Waxaa ogaysiinaynaa in laidin furay markazka imaamu shaadibi oo bixinaya quraanka iyo culuumtiisa

Qeybaha markazka
☑️ Qeybta Aqrinta iyo Qoraalka
☑️ Qeybta xifdiga quraanka.
☑️Qeybta sugida xifdiga Quraanka
☑️ Qeybta carab sixida
☑️ Qeybta cardiga iyo ijaazada
☑️ Qeybta xifdiga mutuunta tajwiidka iyo Sharaxooda
☑️ Qeybta qiraa,aatka iyo culuumtiisa

📝📝Halaga faaidaysto reer galkacyo iyo nawaaxigeeda fursad dahabi ah weeye yaan lagaa buuxin way socotaa isqorista

Wuxuu kuyaala : Aaga Iskoolka Xaaji Cali biixi

📞📞📞Kalasooxiriir lambaradaan
0907752625
0907655594
0907188782

05/04/2026

Furitaanka Markaska Al-Imaam Al-Shaadibi ee Diraasaadka Qur’aanka Kariimka oo Lagu Qabtay Gaalkacyo.

Wixii Faahfaahina nagala soo xiriir: 0907655594 0907752625 0907188782

Sawirada Qeybta 2Xaflada Furitaanka Markaska Al Imaam Al Shaadibi ee Diraasaadka Qur'aanka kariimka Galkacyo Puntland So...
03/04/2026

Sawirada Qeybta 2
Xaflada Furitaanka Markaska Al Imaam Al Shaadibi ee Diraasaadka Qur'aanka kariimka Galkacyo Puntland Somalia

Sawirada Qeybta 1 Furitaanka Xaflada Markaska Al Imaam Al Shaadibi ee Diraasaadka Qur'aanka kariimka Galkacyo Puntland S...
03/04/2026

Sawirada Qeybta 1
Furitaanka Xaflada Markaska Al Imaam Al Shaadibi ee Diraasaadka Qur'aanka kariimka Galkacyo Puntland Somalia

02/04/2026

Kusoo dhowaada Markaska Al Imaam Al Shaadibi ee Diraasaadka Qur'aanka oo xafladiisa furitaanka loo balansan hayahay beri galab oo jimce ah bacdal casar inshaa alaah.

Markaska waxa uu ku yaal xaafada israac aaga schoolka Xaaji Cali Biixi.

Kasoo qaybgal wanaagsan.

Address

Xaafada Israac Aaga Iskoolka Xaajil Cali Biixi
Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Markaz Al Imaam Al Shaadibi ee Diraasaadka Qur'aanka kariimka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category