18/08/2026
Mawduuc: Sidee Ardaygu Ugu Biiri Karaa Suuqa Shaqada?
Mawduuc muhiim ah oo ku saabsan diyaar-garowga ardayga iyo sida uu ugu biiri karo suuqa shaqada.
Waxaa soo jeediyay: Madaxa Hawlaha Guud ee Wehel Institute, Ahmed Abdirisaaq Mohammed.