11/05/2026
TARTAN AQOONEEDKA SCHOOLKA HAAR-HAAR
NATIIJADA TARTANKA FINALKA
KOOXDA TOGDHEER (11)-(9) KOOXDA ABUU BAKAR SADIIQ
Maalinta : ISNIIN
Date: 11-05-2026
AQOONTEENA WAA MUSTAQBALKEENNA
Desing fiican
11/05/2026
TARTAN AQOONEEDKA SCHOOLKA HAAR-HAAR
FinaL
Maalinta : ISNIIN
Date: 11-05-2026
KOOXDA TOGDHEER VS KOOXDA ABUBAKAR SADIIQ
AQOONTEENA WAA MUSTAQBALKEENNA
04/05/2026
NATIIJADA TARTANKA MAANTAY
TARTAN AQOONEEDKA SCHOOLKA
XAAR-XAAR PRIMARY SCHOOL
WAA MUSTAQBALKEENA
26/04/2026
Waxaa Beri subax oo isniin loo balansanyahy tartanka aqooneedka schoolka haarhaar ee sanadle ahaa
Sanadihii h**e wuu ka duwan yahay oo waxa laga dhigay koox-koox isku dhaf oo ay matalayaan fasalada schoolka
Tartanku waana knockuouta waxaa beri lagu furyaa kooxaha kala
Ah.
Togdheer vs Mudug
Goobta : schoolka xaar-xaar
waa mustaqbalkeena
30/01/2026
Shaacinta 𝑲𝒂𝒂𝒍𝒎𝒂𝒉𝒂 MIDTREM 𝑬𝒙𝒂𝒎𝒊𝒏𝒂𝒕𝒊𝒐𝒏 𝗘𝗘 SanaD
dugsiyeedka25/26
*****************************************************
........................................................................................
Shaacinta Natiijada kaalmaha 1aad ,2aad iyo 3aad , Ee
fasalada DUGSIGA 𝗛𝗢𝗢𝗦𝗘 IYO DUGSIGA DHAXE
IMTIXAANKA DHAXE EE SANAD DUGSIYEEDKA 25/26
Dugsiga Hoose / Dhexe ee Xaar-Xaar
𝑩𝒂𝒓𝒕𝒂𝒉𝒂 𝒎𝒂𝒂𝒏𝒕𝒚 𝑾𝒂𝒂 𝑩𝒂𝒓𝒂𝒉𝒂 𝑩𝒆𝒓𝒊𝒕𝒐
𝑮𝒐𝒐𝒅 𝒍𝒖𝒄𝒌
30/01/2026
------𝗧𝗢𝗣 𝗧𝗘𝗡 🔟------
𝗟𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗨𝗴𝘂 𝗦𝗮𝗿𝗲𝘆𝘀𝗮 𝗜𝗺𝘁𝗶𝘅𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 DHAXE 𝗘𝗲 𝗦𝗮𝗻𝗮𝗱 𝗗𝘂𝗴𝘀𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 2025-2026
Dugsiga Hoose / Dhexe ee Xaar-Xaar
"𝗕𝗔𝗥𝗧𝗔 𝗠𝗔𝗔𝗡𝗧𝗔 𝗪𝗔𝗔 𝗕𝗔𝗥𝗔𝗛𝗔 𝗕𝗔𝗥𝗜𝗧𝗢 ""
28/01/2026
Ardeyda iyo Waalidiinta Waxaa Lagu wergalinayaa inay Imtixaanka
Imitxaankii dhaxe Natiijadeyda waxa lasoo Najidoono :
Day:Khamiista
Date: 29/01/2026
Sanad Dugsiyeedka 2025/2026
KAALMAHA WAXAA LASOO SHAACIN DOONA BERI KHAMIIS AH
OO (TARIIKHDU TAHAY 29/01/2026)
(BARTA MAANATAY WAA BARAHA BERITO )
14/01/2026
OGAYSIIS🛑
SCHOOLKA XAAR-XAAR PRIMARY SCHOOL
BILAABASHADA FASAXA DHEXE EE SANAD DUGSIYEEDKA
2025-2026
START DATE : 15-01-2026 .
END DATE 30-01-2026
14/01/2026
𝗔𝗥𝗕𝗔𝗖𝗢 :14-01-2026
----------------------------------------
-----------------------------------------
----------------------------------------
Waxa Dugsiga Hoose / Dhexe & Sare ee Xaar-Xaarkusoo gaba'gaboobay imtixaanka DHAXE EE SANAD DUGSIYEEDKA 𝗔𝗛𝗔𝗔 oo
Toddobaadkaanba dugsiga Dugsiga Hoose / Dhexe ee Xaar-Xaar kasocday.:
maanta waa baraha barito
🎥Mohamet Updul Mohamut Shirwac