Dugsiga Sare ee Garsoor-Gaalkacyo

Dugsiga Sare ee Garsoor-Gaalkacyo Halkaan Waa Bogga Rasmiga ah ee
Dugsiga Sare ee Garsoor-Gaalkacyo-Puntland-Somalia

Sanad Dugsiyeedka Cusub, 2026/2027
01/08/2026

Sanad Dugsiyeedka Cusub, 2026/2027

Diiwaangelinta Ardayda Cusub ee Fasalka 8aad ka soo gudbay.
24/07/2026

Diiwaangelinta Ardayda Cusub ee Fasalka 8aad ka soo gudbay.

Saturday, 25  July
23/07/2026

Saturday, 25 July

10 ka ardayda ee ugu sareeyey Guud ahaan Imtixaanka Sanad Dugsiyeedka,2025/2026.Hambalyo Dhammaantiin
16/06/2026

10 ka ardayda ee ugu sareeyey Guud ahaan Imtixaanka Sanad Dugsiyeedka,2025/2026.
Hambalyo Dhammaantiin

Guul iyo Nasiib Wacan
15/06/2026

Guul iyo Nasiib Wacan

Maamulka iyo Barayaasha Dugsigu Waxay U hambalyeynayaan Ardayda Fasalka 8aad ee ka qalin jabisay Dugsiga H/dhexe ee Bark...
21/05/2026

Maamulka iyo Barayaasha Dugsigu Waxay U hambalyeynayaan
Ardayda Fasalka 8aad ee ka qalin jabisay Dugsiga H/dhexe ee Barkhadle.
Madaxa Arimaha Ardayda Dugsiga Sare ee Garsoor Macalin Cadow Ali Mohamed oo ka qayb galay Xafladda ayaaa ardayda ugu duceeyey guul iyo Horumar.
Ardayda ka soo baxda Dugsiga Barkhadle ayaa ka mid ah kuwa ugu firfircoon ee Garsoor wax ma barta.

07/05/2026
Alle Bariga iyo Sogootinta Ardayda Fasalka 12aad...........................................................................
07/05/2026

Alle Bariga iyo Sogootinta Ardayda Fasalka 12aad......................................................................................
Maanta oo Khamiisa ah, 07/05/26, Dufcadii 4aad ee Ardayda Dugsiga ka qalin jabinaysa ayaa
Ayaa soo agaasimay Kulan Duco iyo Sogootin ah.
Maamulka iyo Barayaasha Dugsiga ayaa Ardayda ugu duceeyey inay Imtixaankooda guulo sare ka gaaraan, mustaqbalkana noqdaan kuwo nolosha ku liibaana.
Alle ha idinka dhigo kuwo Liibaana aaduun iyo aakhiraba.

Hawl Wadeenada Machadka Farsamada Gacanta ee Ileys, oo uu hogaaminayo Maamulaha Machadka Eng. Yahye Farah ayaa booqasho ...
05/05/2026

Hawl Wadeenada Machadka Farsamada Gacanta ee Ileys, oo uu hogaaminayo Maamulaha Machadka Eng. Yahye Farah ayaa booqasho ku yimid Dugsiga iyagoo ardayda la wadaagay Xirfadaha iyo Waxbarashada Machadku bixiyo.

Jadwalka Imtixaanka Final ka, 2025-2026.Dadaal iyo Dhiiranaan.
02/05/2026

Jadwalka Imtixaanka Final ka, 2025-2026.
Dadaal iyo Dhiiranaan.

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Sare ee Garsoor-Gaalkacyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category