XARUNTA XIFDINTA QUR'ANKA AL-BAYAAN

XARUNTA XIFDINTA QUR'ANKA AL-BAYAAN KA BARO XARUNTA AL-BAYAAN
1. Qur'aanka karimka ah
2. hikaadda carabiga iyo soomaaliga
3. Tasxiixa

OGEYSIIS  OGEYSIIS Markaska Al-Bayaan ee xifdinta Qur'aanka iyo culuumta shareecada waxaa uu ogeysinayaa bulshada ku dha...
16/06/2024

OGEYSIIS OGEYSIIS

Markaska Al-Bayaan ee xifdinta Qur'aanka iyo culuumta shareecada waxaa uu ogeysinayaa bulshada ku dhaqan magaalada Galkacyo in la bilaabayo casharo khamiista iyo jumcada baxaya kuwaas oo kala ah:
1. TASXIIXA QUR'AANKA :subax iyo galab
2. AQRISKA IYO QORAALKA CARABIGA : u gaar ah dadka waaweyn subax iyo galab
3. TABABARKA MACALIMIINTA QUR'AANKA : waxaa lagu bixinayaa dawro ku saabsan hababka kala duwan ee loo daraaseeyo qur'aanka iyo wxii ku saabsan la dhaqanka ardeyga
4. ASAASIYAATKA COMPUTERKA

Wixii faahfaahin ah kala xiriir
0907544553

31/05/2024
20/10/2023
Koobtaan hoose kee u hor buuxsamaya Numberkiisa soo qor
03/09/2023

Koobtaan hoose kee u hor buuxsamaya
Numberkiisa soo qor

03/09/2023

وَأْمُرْ أَهْلَكَ بِٱلصَّلَوٰةِ وَٱصْطَبِرْ عَلَيْهَا ۖ لَا نَسْـَٔلُكَ رِزْقًا ۖ نَّحْنُ نَرْزُقُكَ ۗ وَٱلْعَٰقِبَةُ لِلتَّقْوَىٰ ﴾
۞۞۞۞۞۞۞

( وأمر أهلك بالصلاة ) أي : قومك . وقيل : من كان على دينك ، كقوله تعالى : " وكان يأمر أهله بالصلاة " ( مريم : 55 ) ، ( واصطبر عليها ) أي اصبر على الصلاة ، فإنها تنهى عن الفحشاء والمنكر .

( لا نسألك رزقا ) لا نكلفك أن ترزق أحدا من خلقنا ، ولا أن ترزق نفسك وإنما نكلفك عملا ( نحن نرزقك والعاقبة ) الخاتمة الجميلة المحمودة ، ( للتقوى ) أي لأهل التقوى . قال ابن عباس : الذين صدقوك واتبعوك واتقوني

Address

Gaalkacyo

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252907544553

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XARUNTA XIFDINTA QUR'ANKA AL-BAYAAN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to XARUNTA XIFDINTA QUR'ANKA AL-BAYAAN:

Shortcuts

Share

Category