مركز لسان العرب للغة العربية والتدريب

مركز لسان العرب للغة العربية والتدريب في سبيل خدمة المجتمع ونشر ثقافة اللغة العربية، تم إطلاق مركز لسان العرب للغة العربية والتدريب

النشأة:
في سبيل خدمة المجتمع ونشر ثقافة اللغة العربية وتعزيز مكانتها، تمّ إطلاق مركز لسان العرب بتاريخ 15/يوليو/2020م.

الرؤية:
التميّز بتعليم اللغة العربية، وتقديم ثقافتها بتقنيات متطورة، وخلق بيئة ثقافية علمية توفر للطلاب فرص التطوير اللغوي والذاتي.

الرسالة:
تحقيق الجودة والتميّز في تعليم اللغة العربية في بيئة جاذبة، من خلال برامج وأنشطة تلبّي احتياجات المستفيدين.

🔔Markazka Lisaan Al-Carab waxa uu ogeysiinayaa in uu qaban doono tababarkii sanadlaha ahaa ee مهارات كتابة البحث العلميa...
23/01/2026

🔔Markazka Lisaan Al-Carab waxa uu ogeysiinayaa in uu qaban doono tababarkii sanadlaha ahaa ee
مهارات كتابة البحث العلمي
ama .

🔰Tababarkan waxaa loogu talagalay ardayda diyaarinaysa buugga qalin-jebinta ee takhasusaadka ku baxa:

⏰Dawradu waxa ay bilaabanaysaa 08-Feb-2026, waxa ayna soconaysaa muddo Laba Usbuuc ah ama oo tababar ah.

⏱️Xilliga ay baxayso: 08:00pm - 09:30pm habaynimo waxaana lagu qabanayaa barta

📋Si aad isku diiwaangeliso ku dhufo linkga hoose:
👇
https://forms.office.com/r/ZJswJGNwyh

Wixii faahfaahin ah kala xiriir WhatsApp:
👇
https://wa.me/message/KPJMM6I3HWWCK1?src=qr

23/01/2026

Markazka Lisaan Al-Carab waxa uu ogeysiinayaa in uu qabsoomi doono tababarkii sanadlaha ahaa ee مهارات كتابة البحث العلمي ama Xirfadaha diyaarinta Baxthiga markeedii 6aad.

iska diiwaan gali linkgaan hoose:

https://forms.office.com/r/ZJswJGNwyh

📷- Kulankii 1aad ee tababarka "Xirfadda Hab-qorista cilmi baarista 2025" oo ku qabsoomay aalada ZOOM ka.
09/02/2025

📷- Kulankii 1aad ee tababarka "Xirfadda Hab-qorista cilmi baarista 2025" oo ku qabsoomay aalada ZOOM ka.

🔔Markazka Lisaan Al-Carab waxa uu ogeysiinayaa in uu qabsoomi doono tababarkii sannadlaha ahaa ee مهارات كتابة البحث الع...
03/02/2025

🔔Markazka Lisaan Al-Carab waxa uu ogeysiinayaa in uu qabsoomi doono tababarkii sannadlaha ahaa ee مهارات كتابة البحث العلمي - Xirfadaha diyaarinta Baxthiga markeedii 5aad.

⏰Dawradu waxa ay bilaabmaysaa 08-Feb-2025, waxa ayna socon doontaa muddo Laba Usbuuc ah, isugeyn 10saacadood oo tababar ah.

⏱️Xilligu waa: 08:00pm - 09:00pm habaynimo waxaana lagu qabanayaa barta Zoomka.

📋Si aad isku diiwaangeliso ku dhufo linkga hoose:

https://forms.office.com/r/1pJN8i7mQq

Waxa uu ogeysiinayaa  * in uu qaban doono tababarkii sannadlaha ahaa ee *_كتابة البحث العلمي_* *~Sida loo diyaariyo baxt...
04/02/2024

Waxa uu ogeysiinayaa * in uu qaban doono tababarkii sannadlaha ahaa ee *_كتابة البحث العلمي_* *~Sida loo diyaariyo baxthiga*.

*Goobta: ZOOM platform

*Taariikhda: 11-15 February [Axad - Khamiis]

*Waqtiga: 08:00pm - 09:30pm maalin walba.

*Qarashka: $7, waxaana jira *qiima-dhimis* loo samaynayo kooxaha wada socda

Si aad isku diiwaangeliso, ku dhufo link-gan hoose:

https://forms.gle/ZHVZg5w8dLFwVHHH8

*Kala xariir:
_WhatsApp_

https://wa.me/message/OUI4KAXLJPCKB1

_Call:_ 5349487, 0610630964

Markazka Lisaan Al-Carab Waxa uu ogeysiinayaa  in ay qabsoomi doonto dawro ku saabsan  Qawaacidda Hab-qoraalka Carabiga ...
05/03/2023

Markazka Lisaan Al-Carab Waxa uu ogeysiinayaa in ay qabsoomi doonto dawro ku saabsan Qawaacidda Hab-qoraalka Carabiga مهارات الإملاء, kuna qabsoomaysa barta Zoom-ka.

📆 Dawradu waxa ay soconaysaa muddo *(Usbuuc) ah = 11 - 17 bisha March).

Waxaana la qaadan doonaa (5) saacadood, maalinkiiba (saacad).

💸 Qarashka dawradu waa ($7), oo ay ku jirto (Shahaado) la siin doono qofkii dhammaysta..

🔅 Si aad isku diiwaangeliso, ku dhufo link-gan hoose:
https://forms.office.com/r/aqte9nDmig

🔅 Wixii faahfaahin ah kala xariir (WhatsApp):
https://wa.me/message/42FFH6QKWFGPL1

Address

Aljazeera Hotel
Gaalkacyo
22441

Opening Hours

Monday 16:00 - 21:30
Tuesday 16:00 - 21:30
Wednesday 16:00 - 21:30
Thursday 16:00 - 21:30
Saturday 16:00 - 21:30
Sunday 16:00 - 21:30

Telephone

+252905131873

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مركز لسان العرب للغة العربية والتدريب posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to مركز لسان العرب للغة العربية والتدريب:

Shortcuts

Share

Category