Dugsiga Hoose/Dhexe ee Daaru-salaam

Dugsiga Hoose/Dhexe  ee Daaru-salaam Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga Hoose/Dhexe ee Daaru-salaam, School, Gaalkacyo.

Welcome to Daarusalaam Primary School!**
**Our Mission:**
To empower students with the skills and knowledge necessary to succeed in a rapidly changing world, while instilling a strong sense of community and respect for diversity.

14/09/2026

iyo kuxigeenka ardayda.

Ardayda Dugsiga Hoose/Dhexe  ee Daaru-salaam  oo codkooda dhiibanaya
12/09/2026

Ardayda Dugsiga Hoose/Dhexe ee Daaru-salaam oo codkooda dhiibanaya

12/09/2026

Doorashada Gudoonka ardayda Dugsiga Hoose/Dhexe ee Daaru-salaam oo ka qabsoontay dugsiga taas oo ay ku tartamayeen murashixiin kala duwan
Doorashada ayaa u qabsoontay hab dagan

11/09/2026

Hadal- jeedinta musharax usaame mahamed Hassan (fanax) oo ahayd mid kooban hadana xigmad badan.

09/09/2026
09/09/2026

Murashaxiinta kala duwan ee ku loolamaysa hogaanka ardayda Dugsiga Hoose/Dhexe ee Daaru-salaam
Musharixiinta Gudoomiyaha ardayda
1. Maxamed osmaan
2. Adna Abdiwali
3. Najiib Ahmed Abdulaahi

Musharixiinta Gudoomiye ku xigeenka
1. Usmaame maxamed xasan
2. Ikraan Abdiqaadir Ali
3. Shaymaa Ahmd Ali
4. AXLAAM SHUCAYB

09/09/2026

Olaha doorashada Gudoomiyaha iyo Gudoomiye xigeenka Dugsiga Hoose/Dhexe ee Daaru-salaam oo si habsami leh ooga socota dugsiga

Musharaxiinta xilka guddoomiye iyo kuxigeenka iskuulka daaru-salaam .Yaa udooran lahayd hogaaminta ardayda?
09/09/2026

Musharaxiinta xilka guddoomiye iyo kuxigeenka iskuulka daaru-salaam .

Yaa udooran lahayd hogaaminta ardayda?

إنا لله وانا اليه راجعون لله ما اخذ وله ما اعطي وكل شيء عنده بأجل مسمي Maamulka Dugsiga Hoose/Dhexe  ee Daaru-salaam  wu...
08/09/2026

إنا لله وانا اليه راجعون
لله ما اخذ وله ما اعطي وكل شيء عنده بأجل مسمي
Maamulka Dugsiga Hoose/Dhexe ee Daaru-salaam wuxuu ka tacsiyeynaa geerida ku timid AHUN Marxuum Ahmed yusuf haamay oo ka mid ahaa waalidiinta dugsiga daarusalam .
Marxuumku wuxuu ahaa tiirarka adag ee dugsiga .
Waxaan u tacsiyeynaynaa dhamman Ehelka , qaraabada uu ka baxay marxuunka .

Manhajka puntland.
04/09/2026

Manhajka puntland.

Address

Gaalkacyo

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:30
Tuesday 07:00 - 17:30
Wednesday 07:00 - 17:30
Thursday 09:00 - 10:30
Saturday 07:00 - 17:30
Sunday 07:00 - 17:30

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Hoose/Dhexe ee Daaru-salaam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Dugsiga Hoose/Dhexe ee Daaru-salaam:

Shortcuts

Share

Category